Soomaaliya oo saxiixday heshiiska mamnuucidda tijaabada hubka Nukliyeerka

0
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxay si rasmi ah u saxiixday 8-dii Sebtembar heshiiska caalamiga ah ee hubka Nukliyeerka, taasoo tirada saxiixayaasha ka dhigeysa 187. Abuukar...

Golaha shacabka oo ka dooday Mowshin ku saabsan Xariga Jeneraal sheegow

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga 3-aad kulankiisa 25-aad ee Golaha Shacabka. Ajandaha kulanka...

Ra’iisal Wasaare Xamse oo Daahfuray Mashaariicda Damal Caafimaad iyo COVID-19

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Xamse Cabdi Barre iyo Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa si...

Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii saaka ka dhacay Owdheegle

0
Dagaal xoogan ayaa Maanta ka dhacay degmada Owdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo u dhaxeeyay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Al-Shabaab. Dagaalka ayaa waxaa...

Ka; dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Todobaadlaha ee Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada Wanaagsan

0
Barnaamijkan oo ah kii 51aad dhageystayaal ku soo dhawaada  Baraanmijka Todobaadlaha ee Mowduuca maanta ayaa ah Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada,Diyaarinta Cuntada iyo Keydinteeda. Waa subaxnimo...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo dardadaaran ujeediyay boqolaal ka tirsan Mucaawisleyda Nuur-dugle

0
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe ayaa gaaray degaanka Nuur dugle ee gobolka Shabeelle dhexe, halkaas oo maalmo ka hor ay Shabaab weerar kusoo qaadeen,...

Jabhada buurta Gacanlibaax oo diiday go’aankii la doonayay in hubka lagaga dhigo

0
Jahhada buurta Gacanlibaax ayaa baabuur ay leedahay Wasaarada Biyaha Somaliland kasoo afduubtay degmada Dhoqoshay ee gobolka Togdheer, waxayna sheegeen in ay weeraro kale qaadi...

Cali Jeyte oo faahfaahin ka bixiyay heshiiskii Maxaas ay ku wada gaareen Madaxweyne Xasan...

0
Hoggaamiyaha maamulka la baxay Hiiraan State Cali Jeyte Cismaan ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay heshiiskii degmada Maxaas ay ku wada gaareen Beesha Xawaadle...

Golaha Ammaanka QM oo go’aan ka gaaray dhoofinta dhuxusha Soomaaliya

0
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo saaray qaraar cusub oo taabanaya dhoofinta dhuxusha, oo ay hore Qaramada Midoobay ugu soo rogtay cunaqabatayno kala...

Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 7-09-2023

0
Ka Dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta ,Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA ,waxaadna ka dhageysan kartaan Radio...

XULASHADA