Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ku adkaystay inay ansax tahay xil ka qaadista wasiirka...
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug, Cali Daahir Ciid ayaa ku adkaystay inay sharci tahay shaqo joojintii uu ku sameeyay wasiirka arrimaha gudaha ee maamulka...
Waxgaradka iyo Maamulka Baardheere oo Codsadey in Dayactir lagu sameeyo Qeybaha ay ka bur...
Maamulka iyo Qaar ka mid ah Waxgaradka ku dhaqan degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa codsadey in wax laga qabto Dhismaha Buundada weyn ee...
Golaha Wasiirada oo Ansixiyey heshiisyo iyo is-afgarad ah oo Soomaaliya ay la gashay Ethopia...
Ku Simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyey shirka golaha Wasiiradda, kaasi oo laaga...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in Saraakiil loo xirxiray goobahii ay kasoo baxeen ciidanka...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa shaaca ka qaaday in la xirxiray qaar ka...
Golaha Ammaanka ee QM oo Maanta ka wada xaajoon doona Arrimaha Soomaaliya
ubnaha Guddiga Milliteriga ee Golaha Ammaanka ee QM waxaymaanta oo Arbaco ah yeelan doonaan Kulan Khaas ah oo looga hadlayo Tacadiyada ay la kulmaan...
Madaxweynaha Soomaaliya gaaray degmada Aadan-yabaal
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuur galaya xaalada ciidamada qaranka iyo kuwa halyeeyada shacabka ee ku howlan dib u xoreynta...
Abaabul dagaal oo ka dhan ah SSC oo ka socda duleedka gobolka Sool
Wararka ka imaanaya gobolka Sook ayaa sheegaya in Abaabulka dagaal ka socda Degaanka Oog oo ka tirsan gobolkaas.
Wararka ayaa sheegaya in Ciidadamada Militariga Soomaaliya...
Ka Dhageyso Radio Markabley FM-Maalin iyo Habeen Fariimaha ku saabsan Waxbarashada.
Fariintan Wacyi gelinta ah ayaa ujeedkeedu yahay in sare loo qaado muhiimada ay leedahay waxbarashada iyo doorka ay ku leedahay Bulshada dhexdeeda.
Jadwalka Baahinta Fariinta...
Fanaankii caanka ahaa ee Axmed Naaji Sacad oo geeriyoodey Magaalada London
Allaha u naxariistee waxaa magaalada London ku geeriyooday Fannaankii caanka ahaa ee Axmed Naaji Sacad.
Waxaa uu fanaanka ka mid ahaa xiddigihii ugu caansanaa kooxdii...
Mareykanka oo mallaayiin dollar ugu deeqay Ciidamada dowladda Soomaaliya
Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa $2 milyan oo dollar ku wareejisay Sanduuqa Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) si loogu xoojiyo dagaalka ka...


















