Xafiiska Xeer ilaaliyaha oo Maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay Saraakiil ku Eedeeysan Musuq maasuq
Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay 6-sargaal oo ka tirsan waaxda Canshuuraha Barriga ee wasaaradda Maaliyadda XFS kuwaasi...
Golaha Wasiirada oo ansixiyay heshiisyo ay DFS la gashay Sacuudiga & Koonfur Afrika
Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa looga hadlay dagaalka Al-Shabaab looga...
*New report* : The Country Policy and Institutional Assessment (CPIA) for Africa is out!
Despite new international challenges, poor harvests, and the price shocks of 2022, many countries in Sub-Saharan Africa saw improvements in their social inclusion policies...
Puntland oo soo dhoweysay magacaabidda xoghayayaasha maamulka SSC- Khaatumo
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa soo dhoweeyay magacaabidda xog- hayayaasha cusub ee SSC-Khaatumo.
Madaxweyne Axmed Karaash ayaa caddeeyay inay Puntand...
Alshabaab oo weear ku bilowday qaraxyo ka geysatay Magaalada Muqdisho
Baabuur ay saarnaayeen walxaha qarxa ayaa lagu weeraray xero Ciidanka Boolis militaaro ay ku leeyihiin degmada Dayniile.
Dad Goobjoogayaal ah ayaa Warbaahinta u sheegay in...
Ra’iisal Wasaare Xamse oo Daahfuray Sanduuqa Nabadda iyo Xasilloonida Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa daahfuray Sanduuqa Nabadda iyo Xasilloonida Soomaaliya oo ay hirgelintiisa Dowladda Soomaaliya ka taageereyso Dowladda Talyaaniga.
Ra’iisul...
Puntland oo sheegtay inay ku raad joogto soo qabashada dadkii ka dambeeyay dilka dhaqtar...
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dhinaca Puntland, Feysal Sheikh Cali (Jife jabsade) ayaa sheegay inay ku raad joogaan dadkii ka dambeeyay dilka dhaqtar caan ah...
Maraykanka oo Iran u fasaxaya $6 billion si ay u sii dayso 5 muwaadin
Dawladda Maraykanka ayaa qaaday tallaabo jidka u xaadhaysa in la sii daayo shan muwaadin oo u dhashay dalka Maraykanka kuwaas oo ku xiran dalka...
Qarax lala eegtay Ciidamada Kenya iyo khasaaro ka dhashay
Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu Aaso ayaa waxaa lala beegsaday Kolonyo gaadiid ah oo ay wateen Ciidamada Kenya ee ka howlgalla Gobolka Waqooyi...
Somaliland oo sheegtay in ay waxbarashada bilaash uga dhigayso shacabka ka barakacay Laascaanood
Wasiiro ka tirsan xukuumada Somaliland oo warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay in dadka ka barakacay magaalada Laascaanood ay si bilaash ah u dhigan karaan...


















