Safiirkii Talyaaniga u fadhiyey dalka Congo oo hadda la dilay

Safiirkii waddanka Talyaaniga u fadhiyay Jamhuuriyadda Dimuqraaddiga ah ee Confo ayaa lagu dilay weerar ka dhacay bariga dalkaas, sida sheegtay wasaaradda Arrimaha Dibadda ee...

Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo qabatay kulan Wacyi gelinta Covid-19

Kulunka Waciyigalinta Cudurka dilaaga ah ee Corona Virus ayaa maanta ka dhacey Magaalada Baydhabo waxaa si wadajir ah u soo qabanqaabiyey Wasaaradda Caafimaadka Maamulka...

Wafdi ka socda Galmudug oo kormeeray dekadda magaalada Hobyo

Wafdi ka socda Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay Dekadda Degmada Hobyo, halkaasi oo ay ku soo xiratay Dooni Ganacsi muddo...

CC Shakuur “Beesha Caalamka waxay u durbaan tumeysaa Farmaajo”

Shir jaraa’id oo golaha midowga musharraxiinta Soomaaliya ay maanta ku qabteen magaalada Muqdisho ayaa waxaa mas’uuliyiintii ka hadlay ka mid ahaa Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur...

DF oo mar kale casuumaad u dirtay Axmed Madoobe iyo Saciid Deni

War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayaa madaxda Jubbaland iyo Puntland looga dalbaday inay ku soo biiraan shirka madaxada kale ee heer federaal iyo...

Sheekh Shariif “Dhiigeena looma baneysa karo qof aan naga tirsaneyn hadalkiisa”

-Guddoomiyaha golaha midowga musharaxiinta Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo maanta hadal ka jeediyey shir jaraa’id oo musharaxiintu ku qabteen magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay...

Madaxweyne Deni oo maanta la kulmay wafdi ka socda Midowga Yurub

adaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Madaxtooyada Puntland ee Garowe ku qaabilay wafdi ka socda Midowga Europe oo uu hoggaaminayo Ergayga...

Xukuumadda Oo Baaq U Dirtay Shacabka Magaalada Muqdisho

Wasiir ku-xigeenka Gadiidka iyo duulista Hawada Xukuumadda Federaalka ee xilka sii-haya Xirsi Aadan Rooble ayaa ka hadlay soo laba kacleynta Cudurka halista ah ee...

Wakiilka Qaramada Midoobay Oo Ku Wajahan Magaalada Kismaayo

Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay ku wajahan...

Turkiga oo ku baaqay in xal laga gaaro khilaafka ka taagan doorashooyinka Soomaaliya

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa waxaa looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee xiligan uu marayo dalka iyo muranka...

XULASHADA