Maamulka Koonfur Galbeed oo sheegay in xaaladda Baydhabo ay degan tahay

0
Afhayeenka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Xaayow ayaa sheegay in xaaladda magaalada Baydhabo ay hadda degan tahay, kaddib weerar ay saaka magaalada ku qaadeen sida...

Itoobiya oo Masar, Eriteriya iyo Suudaan ku eedeeysay inay taageerayaan kooxaha hubaysan ee kasoo...

0
Taliyaha Ciidanka Itoobiya, Field Marshal Birhanu Jula, ayaa ku eedeeyay Masar, Eriteriya iyo Suudaan inay taageero siinayaan kooxo hubaysan oo doonaya inay xukunka ka...

Soomaaliya iyo Liibiya oo ka wada hadlay safarka iyo xaaladda muwaadiniinta Soomaaliyeed

0
Soomaaliya iyo Liibiya ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga iyo isku-duwidda arrimaha la xiriira safarka iyo xaaladda muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan Liibiya, Arrintan...

Sucuudiga, Qatar, Turkiga, Britain iyo Mareykanka oo ka wada hadlay taageerada amniga Soomaaliya

0
Sucuudiga, Qatar, Turkiga, Britain iyo Mareykanka ayaa kulan ka yeeshay sidii loo taageeri lahaa amniga iyo xasilloonida Soomaaliya, iyadoo sidoo kale laga hadlay ilaalinta...

Laftagareen oo Qaramada Midoobay u gudbiyay eedeymo ka dhan ah Xasan Sheekh

0
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa warqad rasmi ah oo loo diray Qaramada Midoobay iyo dhinacyada caalamiga ah ku gudbiyay eedeymo...

Shariif Sheekh Axmed: “Iska ma fiirsan karno iyadoo maalin walba Soomaali ay cad-cad u...

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa ku baaqay in dhinacyada siyaasadda Soomaaliya ay isugu yimaadaan wadahadal lagu raadinayo heshiis siyaasadeed, isagoo...

Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka oo wasiirrada Gaashaandhigga iyo Maaliyadda ka dalbaday jawaab ku saabsan...

0
Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa dalbaday in si degdeg ah loo caddeeyo sababta loo jaray xuquuqda dhaqaale ee qaar ka mid ah...

Masar iyo Eritrea oo ka wada hadlay amniga Badda Cas iyo xaaladda Soomaaliya

0
Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Masar iyo Eritrea ayaa kulan ku yeeshay magaalada New York, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo isku-duwidda...

Madaxweyne Cirro: “Turkiga iyo Masar waxay wadaan olole ka dhan ah aqoonsiga Somaliland”

0
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in dalal Afrikaan ah iyo kuwo kale ay wadaan dadaallo diblomaasiyadeed oo ay kaga soo horjeedaan...

Sanbalooshe: Shacabka Hiiraan waxay muujiyeen geesinimo iyo midnimo

0
Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbalooshe, taliyihii hore ee hay’adda NISA, ayaa bogaadiyay bannaanbax nabadeed oo ay dhigeen shacabka gobolka Hiiraan, isagoo sheegay inay muujiyeen geesinimo...

XULASHADA