Go’aan hor leh oo lagu deegaameysanayo dhulka reer Falastiin oo ka soo baxay Yahuuda

-Golaha wasiiradda Israel ayaa go’aamiyay deegaameyn cusub oo laga samaynayo daanta galbeed ee dhulka Falastiin ee Yahuudu xooga ku haysato. Go’aankaan oo boqolaal guri oo...

Dowladda Soomaaliya oo Xeer-ilaaliye gaar ah u magacaawday Saxaafadda

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaran Dr Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa xeer-ilaaliye u gaar ah u magacaabay Saxaafadda si baaris loogu sameeyo, gacantana loogu soo dhigo...

Madaxweyne Farmaajo oo ogolaaday dalabkii Axmed Madoobe iyo Deni

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu dambeyntii aqbalay shardigii ay madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland Axmed Madoobe iyo Saciid Deni ku xireen furitaanka shirkii...

Shariif Xasan” waa in doorashada ay waqtigeeda ku dhacdo”.

Madaxweynihii hore ee maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ee Shariif Xasan Shiikh Aadan oo maanta marka uu soo gaaray magaalada Muqdisho la hadlay warbaahinta...

War-murtiyeed laga soo saaray shirka Wadatashiga Puntland iyo Jubaland.

Madaxweyneyaasha Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa maanta soo saareen warmutiyeed ay heshiiyeen labada maamul, kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal. Labada...

DHagayso warka habeen ee radio markabley 23-7-2020

warka waxaa soo jeedinayo wariye yaxye c/risaaq soofe

Puntland oo sii daysay saraakiil horey loo xiray

Maamulka Puntland ayaa Xabsiga ka sii daysay Taliye ku xigeekii Qaybta Booliiska Gobolka Nugaal Gaashaanle Cismaan Maxamuud Buraale iyo Taliyihii Saldhiga Bartamaha Caasimadda Garoowe...

War-saxaafadeed ka kooban sideed qodob oo laga soo saaray shirka Dhuuamareeb

War-saxaafadeed ka kooban sideed qodob ayaa laga soo saaray shirka madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada uga socvda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Shirkan...

HALKAN KA DHAGAYSO WARKA HABEEN EE RADIO MARKABLEY 22-7-2020

WARKA WAXAA SOO JEEDINAYO WARIYE YAXYE C/RISAAQ SOOFE

XULASHADA