Joe Biden oo sheegay in la dilay Hoggaamiyihii Daacish
Hoggaamiyihii kooxda Daacish ayaa lagu dilay howlgal xalay ka dhacay gobolka Idlib ee waqooyiga galbeed ee Syria, waxaa sidaas maanta ku dhowaaqay madaxweynaha Mareykanka...
DFS oo sheegtay in howlgal lagu dilay Xubno katirsan Al-Shabaab
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ciidamada Guutada 5aad iyo Ururka 52 aad ee Qeybta 27aad ayaa howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab waxaa...
Kuwait iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay arimo ku saabsan xiriirka labada Dal.
-Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Maxamuud Cabdi Xasan Beekoos, oo ka qayb galaya Shirka Wadatashiga Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka ku...
Maamulka G/Banaadir Oo Shaaciyay In Aysan Ku Shaqeyneyn Amarka Wasaardda Amniga
Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere ayaa ka hadlay Wadahadalo socday muddo 3 maalmood ah oo Maamulka Gobolka la...
Guddiga abaabulka banaanbaxa khamiista oo ka horyimid hadalkii maamulka G/Banaadir
Guddiga qaban qaabada banaanbaxa la qorsheeyay Khamiista ayaa oo warbaahinta la hadlay ayaa ka soo horjeestay go’aanka uu maamulka gobolka maanta ku sheegay in...
Guddi ka shaqeeya Qorshaha DF kula wareegayso Amniga Dalka oo la howl galiyay
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta howl galisay guddi ka shaqeeya sidii ay amniga dalka si rasmi ah ugala wareegi laheyd Saaxiibada Caalamka oo ay kamid...
Maamulka Maxkamadda Degmada Kismaayo oo ka hor yimid Warqaddii shalay ka soo baxday Duqa...
Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee degmada Kismaayo ayaa ka hor yimid warqaddii shalay ka soo baxday Xafiiska Duqa degmada Kismaayo ee lagu hakiyay dacwadihii...
Wararka Maamulka DDS oo Ciidamo horleh tababartay kadib dagaalka Itoobiya..
Xerada tababarrada Ciidanka Gaashaanle Khadar Soofe ee degmada Birqod ee Dowlad degaanka Soomaalida ayaa waxaa tababar loogu soo veba-gabeeyay 600 oo Ciidan maleeshiya ah...
Puntland oo fasaxday shaqaalaha kala duwan ee hay’adaha maamulkaas.
War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Dowlad Goboleedka Puntland kaas oo wargelin ahaa ayaa lagu fasaxay dhammaan Shaqaalaha kala duwan...
Madaxweynaha DG Hir-shabelle oo magacaabis iyo xil ka qaadis sameeyay.
Madaxwynaha Dowlad Goboleedka Hir-shabelle Mudane Cali Gudlaawe Xuseen ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Gudoomiyihii Hay’adda Qaxootiga Khaliiif Warsame Waasuge, iyadoo xilkaasi uu u...