Ka dhageyso Radio Markabley,Maalin iyo Habeen kasta Fariimaha Covid 19

0
Qof kasta oo 6 bilood jir ah iyo wixii ka wayn waxa uu u qalmaa tallaalka COVID-19. Xataa hadii aad wada qaadatay tallaalka lagu...

QM oo sheegtay in malaayiin Soomaali ah ay wajahaan cuno yaraan daran

0
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay 3.5 Milyan oo ruux oo ku nool gudaha Soomaaliya, in ay wajahaan xaalad cunno la’aan sababo la xiriira kaalmooyinka binu...

Cabudweli Gaas” Waa nasiib darro in Farmaajo & Axmed Madoobe colaad ka abuuraan Gedo”

0
Madaxweynihii hore ee Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayaa si kulul uga hadlay dagaalkii khasaaraha geystay ee ka dhacay gobolka Gedo, isaga oo eedeyn...

Ciidamada xoogga oo kala dhex galay maleeshiyaad ku dagaalamay Hiiraan.

0
Ciidamo ka tirsan Kuwa Militariga Soomaaliya ayaa kala dhexgalay beelo maalmihii la soo dhaafay ku dagaalamayay deegaanka Kabxaleey oo  ka tirsan Gobolka Hiiraan,  waxaana...

Ka dhageyso: Radio Markabley Maalin iyo habeen Fariin ku saabsan rabshadaha ku saleysan...

0
Rabshadaha ku saleysan jinsiga waa xad gudub lagulagula kaco Qof,sababtoo ah mid lab ah iyo dhedig ah ama rabshado saameeya dadka,jinsi gaar ah si...

Ka dhageyso: Radio Markabley Barnaamijka Taxanaha ah ee Wax soosaarka Beeraha

0
Barnaamijka 17aad ayaa Maanta waxa aan ku eegi doono Sida ugu haboon ee wax loo beerto,ujeedada Barnaamijka ayaa ah siddii loo kordhin lahaa Aqoonta...

Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 13-04-2023 (Episode-15)

0
Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida...

Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 02-02-2023 (Episode-5)

0
Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida...

Shiinaha oo Soomaaliya ka caawinaya dib u dhiska maxkamadaha Garsoorka

0
Wasiirka Cadaaladda Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Danjire Qin Jian ayaa maanta magaalada Muqdisgo ku yeeshay kulan la xiiriirka iyo...

Ka dhageyso;Radio Markabley Bardheere Todobaad kasta Barnaamijka Wadaaga SOMA

0
Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida...

XULASHADA