Ka; dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Todobaadlaha ee Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada Wanaagsan

35

Barnaamijkan oo ah kii 53aad dhageystayaal ku soo dhawaada  Baraanmijka Todobaadlaha ee Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada,Diyaarinta Cuntada iyo Keydinteeda,Mowduuca maanta ayaa ah nadaafada Qofka iyo mida Qoyska

Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7,00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 23/9/2023,Barnaamijkani oo ah kii 53aad ee Diyaarinta Cuntada iyo Keydinteeda ayaa ah Nadaafada Qofka iyo Mida Qoyska.

Barnaamijkan oo Rogaal celis ah ayaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena,

 

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA WAX SOOSAARKA BEERAHA