Ka dhageyso Radio Markabley,Maalin iyo Habeen kasta Fariimaha Covid 19

57

Qof kasta oo 6 bilood jir ah iyo wixii ka wayn waxa uu u qalmaa tallaalka COVID-19. Xataa hadii aad wada qaadatay tallaalka lagu taliyay, sii wad ilaalinta caafimaadkaaga iyo caafimaadka qoyskaaga iyo saaxiibadaa.

Ka dhageyso :Radio Markabley Baardheere ,Fariimaha Talaalka Covid 19 Saacadaha kala ah.

08:58-09:00 am
04:50-05:00 pm
08:55-09:00 pm
Si aad ugu bad baado Covid 19 Qaado Talooyinka,Fariintaan waxaa idin soo gaarsiiyey Wasaarada Caafimaadka DF ee Soomaaliya,waxaana Idiin Baahiyey Radio Markabley Baardheere.

Hoos Ka dhageyso Radio Markabley Baardheere 88.8 MHTZ