Somaliland oo QM ka dalbatay in aan DFS loo so marsiin Deeqaha
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo oo kusugan Magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa xarunta guud ee Qaramada Midoobay kulan ballaaran kula qaatay...
barnaamijka sama wade ee radio markabley
Kooxda argagixisada ah ee alshabaab waxeey Qarax ku weerartay Xarunta Iskuulka Mucaasir oo ku taalla Muqdisho labo todobaad ka hor
Iskuulkaas waxaa dhigta Boqolaal Caruur...
(KA DHAGEYSO RADIO MARKABLEY )FARIINTA WACYIGELINTA OLOLAHA TALAALKA CUDURKA DABEYSHA
Fariintan Talaalka Cudurka Dabeysha waxaa idiin soo saarey Wasaarada Caafimaadka DF ee Soomaaliya,Talaalka ayaa iminka waxaa uu ka socdaa Qaar ka mid ah Gobolada...
Dhageyso Barnaamijka 2aad ee Taxanaha Wax soosaarka Cilmiga Cimiladda
Hoos ka dhageyso Mid ka mid ah Barnaamijyada Taxanaha ee Wax soo saarka,Mowduuca 2aad ee Maanta waxaa uu ku saabsan yahay Isbedelka Cimilada iyo...
Dhageyso Barnaamijka 1aad ee Taxanaha Wax soosaarka Cilmiga Cimiladda
Hoos ka dhageyso Mid ka mid ah Barnaamijyada Taxanaha ee Wax soo saarka,Mowduuca Maanta waxaa uu ku saabsan yahay Hordhaca iyo Mabaadiida Cilmiga Cimilada...
HOOS KA DHAGEYSO Barnaamijka HAGE 12 Qeybta 6 ee Radio Markabley
HAGE waa Waa Barnaamij Todobaadle ah oo ka Baxa Radio Markabley FM Baardheere,Maalin kasta oo khamiis ah 2.30 Duhurnimo ,Sidoo kale Habeen kasta oo...
HALKAN KA DHAGAYSO Barnaamijka Wadaagga SOMA EE RADIO MARKABLEY
HALKAN KA DHAGAYSO Barnaamijka Wadaagga SOMA EE RADIO MARKABLEY
BARNAAMIJKA AFARAAD EE HAGE RADIO MARKABLEY
HALKAN KA DHAGAYSO BARNAAMIJKA AFARAAD EE HAGE RADIO MARKABLEY
Jubbaland oo abaabul dagaal ka billowday Gobolka Jubbada Hoose
Madaxweyne kuxigeenka labaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland ahna kusimaha madaxweynaha Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud (lugadheere) ayaa maanta oo Jimce ah kormeer ku tegay Talisyada ciidamada...
UK oo hanjabaad u dirtay Faransiiska
Britain ayaa oggolaatay qorshayaal dib loogu celinayo doomaha sida muhaajiriinta ee sida sharci-darrada ah ku gala xeebaheeda, taas oo sii xoojinaysa khilaafka kala dhexeeya...