Ka dhageyso: Radio Markabley Barnaamijka Taxanaha ah ee Wax soosaarka Beeraha

16

Barnaamijka 22aad ayaa Maanta waxa aan ku eegi doono Habka Wanaagsan ee wax beershad,Mowduuca Maantana waxaa uu ku saabsan yahay Waraabka iyo maareeynta Biyaha ,waxaana idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7,00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 09/01/2023,Barnaamijkani oo ah kii 22aad ee Habka Wanaagsan ee wax beershad,Mowduuca Maantana waxaa uu ku saabsan yahay Waraabka iyo maareeynta Biyaha ,Barnaamijkan oo Rogaal celis ah ayaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.

 

HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA 22AAD EE BEERAHA