Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 19-01-2023 (Episode-3)

34

Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida uu seego Barnaamijkan ayaa waxay ka socon karaan Webkeena www.radiomarkabley.com iyo Barta aan ku leenahay Faceebooga Radiomarkabley.

1- Khamiista (Fresh) oo ah 20 daqiiqo iyo feedback.

2- Axadda (ku celis)

Su’aasha Todobaadkan: Sidee dhallinyarada uga qeyb qaadan karaan daminta colaadaha ka jira qeybo kamida dalka?

Ahmed Tifow, SOMA Program Coodinator

 

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA WADAAGA SOMA