Ka dhageyso Radio Markabley,Maalin iyo Habeen kasta Fariinta Wacyi gelinta ee FAO

17

Barnaamika Beeraha  ee Goolada Jubada Hoose iyo Gedo,tani waa Fariin  ka timid Hay’adda Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobey ee FAO Soomaaliya,FAO ayaa waxay ku wargelinaysaa dhamaan Qoysaska nugul ee ku kala nool degmooyinka Gobolada,sida degmooyinka Baardheere,Luuq,Dolow,Baladxaawo iyo Afmadow in la sameyn doono in la sametyn doono qiimeynta Baahiyaha Abaaraha iyo ka faa,ideystayaasha nugul ee u baahan in la kaalmeeyo.

Jadwalka Baahinta Fariinta,Subax,Duhur,Casir iyo Habeen

07:00 – 08:00 am01:00- 01:20 pm02:30- 03:00 pm07:20- 0:6:30 pm09: 30- 09:45 pm

HOOS KA DHAGEYSO FARIINTA WACYI GELINTA EE FAO