Bannaabax lagu soo dhaweeyay qaraar uu Saxiixay Madaxweyne Farmaajo

0
Banaanbax lagu taageerayo go’aanka uu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi  Farmaajo uu ku ansixiyay in gobolka Banaadir uu 13 kursi ku yeesho mataalada Aqalka Sare...

Jubbaland Oo Taageertay Warbixintii Guddiga Xaqiiqo Raadinta Ee IGAD

0
Shirka Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa  waxaa looga hadlay Arrimaha Amniga, Doorashooyinka iyo warbixintii Guddiga xaqiiqa raadinta IGAD. Dood dheer iyo falaqeyn kadib...

Jubbaland Iyo Puntland Oo Magacaabay Guddi Doorasho Baaqna U Diray Dowladda Federaalka

0
War-murtiyeed ay si wada jir usoo saareen xaley saqdii dhexe maamullada Jubaland iyo Puntland ayey kusoo magacaabeen guddiyadii doorashada ee muddada laga sugayey. Guddigan doorasho...

Weerar ka dhacay degmada Wanla-weyn

0
Faahfahaino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax  xalay  ka dhacay degmada Wanla-weyn ee gobalka Shabeelada Hoose waxaana la soo sheegayaa in uu haleelay...

Golaha Midowga Murashaxiinta Oo War Kasoo Saaray Guddiyadii Ay Magacaabeen Jubbaland Iyo Puntland

0
Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa war kasoo saaray Guddiyadii xalay ay ku dhawaaqeen maamulada Jubbaland iyo Puntland. War-saxafadeed ay soo saareen Golohu ayay ku sheegeen in...

Cabudweli Gaas” Waa nasiib darro in Farmaajo & Axmed Madoobe colaad ka abuuraan Gedo”

0
Madaxweynihii hore ee Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayaa si kulul uga hadlay dagaalkii khasaaraha geystay ee ka dhacay gobolka Gedo, isaga oo eedeyn...

James Swan Oo Ku Wajahan Jowhar Iyo Ujeedka Socdaalkiisa

0
Ergayga gaar ah ee Qaramada madoobe u qaabilsan  Soomaaliya James Swan ayaa lagu wadaa in uu maanta gaaro Magaalada Jowhar ee xarunta Maamul Goboleedka...

Wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya iyo saraakiil oo maanta ka gaaray Gedo.

0
Wafdi ka socda dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay gaareen degmada Doolow ee gobolka Gedo, kadib markii dhawaan uu halkaasi ka dhacay dagaal...

Guddiga hirgelinta doorashooyinka oo ku baaqay in si deg deg loo xaliyo ismari waaga...

0
War qoraal ah oo ka soo baxay guddiga hirgelinta doorashada heer Federaalka ayaa looga hadlay dib u dhaca ku yimid waqtigii loogu tala galay...

Golaha Shacabka oo meelmariyay sharciyo maanta la horgeeyay

0
Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta kulan ku qaatay magaalada Muqdisho, iyagoo ansixiyay inta badan ajendayaashii maanta laga doodayay. Kulankii maanta ayaa waxaa shir guddominayey guddomiye...

XULASHADA