Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha Qeybta 12aad

89

Goynta dallagga, kaydinta, suuq geynta iyo hababka kale ee la xiriir habaynta iyo wajaanitiisa si uu u noqdo dalag tayo leh oo waxtara dadka quudanaya, beeralayduna suuq ka helo.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.