Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beerashada Wanaagsan Mowduca 2aad

48

Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Barnaamijka oo aan ku eegi doono sida ugu haboon ee wax loo beerto oo ay idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa Subaxnimo isniin ah ah Taariikhdu na ay ku began tahay 01/03/2021, saacaduna waa 7,30 PM Barrnaamijkani oo ah kii 2aad ee Adeegsiga wanaagsan ee Wax beerashada,Waxaana soo jeedinaya Abuubakar Maxamed.