Baarlamaanka HirShabeelle oo maanta ka dooday qodob uga sii dari kara xiisada reer Beledweyne
Baarlamaanka maamulka HirShabeelle ayaa maanta dood adag ka yeeshay, sida laga yeelayo 17 xildhibaan oo la sheegay in ay ka dhiman yihiin wali tirada...
R/wasaare Rooble oo safar ku tagay xerada Ballidoogle
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa safar deg deg ah ku taggay xerrada Ballidoogle ee gobolka Shabeellaha hoose halkaa oo fariisin u...
Askari ka tirsan DFS oo dad shacab ah ku dilay Beledxaawo
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada dowladda uu dad shacab ah dil iyo dhaawac ugu geystay degmada...
Musharixiinta mucaaradka oo digniin u diray madaxda DFS iyo kuwa maamul goboleedyada
Warsaxaafadeed ka soo baxay Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa qoraal u diray Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Labada Golle ee Baarlamaanka, Xeer Ilaaliyaha, Hanti-dhowrka...
DFS oo mamnuucday in hub lala galo gudaha garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade
Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in la joojiyay hubka lala galayo gudaha garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho.
Wasaaradda amniga ayaa arrintan...
Turkiga oo shaaciyay khasaaraha soo gaaray injineerada Maanta la qarxiyay
Dowladda Turkiga ayaa faah faahin guud ka bixisay khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee shaqaalaha turkiga ee dhismaha ka wada wadada u dhaxeysa Muqdisho...
Warmurtiyeed laga soo saaray Shirka Magaalada Garoowe
Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa Maanta lagu soo geba-gabeeyay shirka Madasha aragti Wadaaga ee Machadka Heritage, kaas oo socday muddo Saddex Cisho ah.
Shirka...
Musharax Shaaciyay Sababta Puntland Iyo Jubbaland U Khilaafsan Yihiin DFS
Musharax Madaxweyne Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka hadlay sababta loo fulin la’yahay heshiiskii laga gaaray doorashada dalka ka dhaceysa ee xiligaan uu...
Mas’uuliyiin Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Safiir Salaad Cali Jeelle
Allaha u naxariistee waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka ku geeriyootay Hooyadii dhashay Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Jabuuti Salaad Cali...
Al-Shabaab oo qirtay in duqeyn lagu burburiyey Idaacadoodii Al-Furqaan
Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeyn diyaradeed oo xalay ka dhacday deegaanka Kuunyabarow ee gobolka Shabeellada Hoose, taas oo lagu bartilmaameedsaday xarun...


















