Qarax lagu dilay masuuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo ka dhacay duleedka Muqdisho

0
Sida ay MARKABLEY u sheegeen dadka deegaanka qarax miino ayaa waxaa lagu dilay guddoomiye ku-xigeenkii Amniga iyo siyaasada  deegaanka Garasbaaley Cali Maxamed Jareere, kaasi...

Guddiga xaqiiqo raadin xadka Soomaaliya iyo Kenya oo baaritaankii soo gabagabeeyay

0
Guddi uu madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle u xil saaray xaqiiqo-raadin ku saabsan waxyaabaha ay isku hayaan dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa soo gebagabeeyay...

Al-Shabaab oo maanta la wareegay deegaan hoos taga Qoryooley

0
Wararka ay Idaacadda MARKABLEY  ka heleyso gobolka Shabeellada Hoose waxay sheegayaan in ciidamada AMISOM ay isaga baxeen deegaan istiraatiiji ah oo ku dhow degmada...

Faahfaahino ka soo baxaya khasaaraha duqeyn maanta ka dhacday Jamaame

0
Warbaahinta taageerta Al-Shabaab ayaa maanta baahisay inay saakay barqadii diyaarad Drone ah duqeyn ka fulisay duleedka degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose. Warkan waxaa lagu...

Maxay ka wada hadleen Wasiirka Gaashaandhiga DF iyo Talyaha ciidamada Mareykanka ee Afrika?

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa waxa ay...

Qarax Bambaano oo caawa ka dhacay Kismaayo

0
Wararka ka imaanaya Magaaladda kismaayo ee gobolka Jubadda Hoose ayaa sheegaya in caawa bambo gacmeed lagu weeraray goob maqaaxi ah oo ku taala xaafada...

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjirayaasha ururka Jaamacada Carabta iyo Switzerland

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Salaax Axmed Juneyd iyo...

Hooyo Luul Cismaan oo cadaalad heshay

0
Waxaa maanta wiilkeeda loo sii daayey Hooyo Luul Cusmaan oo afartii sano ee lasoo dhaafay dhibane u aheyd cadaaladda dalka, taas oo maalmihii lasoo...

Hoos ka Dhageyso Barnaamijka Nafaqada Wanaagsan Qeybtii 5aad

0
Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Barnaamijka Beeraha oo aan ku eegi doono Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Bad Qabka Cuntada oo ay idiin soo...

Dagaalo ka dhacay degaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose

0
Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga gelayaa dagaalo geystay khasaaro kala duwan oo ka dhacay degaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose, kaas oo u...

XULASHADA