DFS oo sheegtay in xubno ka tirsan Al-shabaab lagu dilay Galgaduud
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar ay Al-shabaab ka geysteen deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud.
Saraakiil u hadashay milatariga Soomaaliya ayaa sheegay in...
Kooxda TPLF oo soo bandhigtay maxaabiis ay ka qabsadeen ciidamada Itoobiya
Kumannaan maxaabiis oo ka tirsan ciidamada federaalka Itoobiya ayaa lagu soo bandhigay magaalada Maqalle ee caasimadda gobolka Tigray, iyadoo dadweyne ay isugu soo baxeen...
Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka oo la doortay
Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal ayaa maanta waxaa loo doorray Qareen Mawliid Mataan Salaad, kadib doorasho ka dhacday magaalada Muqdisho.
Guddoomiye Ku...
Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Dadban oo la doortay
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa markale loo doortay Maxamed Xasan Ciro , kadib doorasho ka dhacday magaalada Muqdisho.
Maxamed Xasan Ciro...
Gen. Xuud: “Xal aan xabad ahayn kuma wajaheyno Hir-Shabeelle”.
Gen. Abuukar Warsame Xuud oo wareysi gaar ah siiyay Mustaqbal ayaa faah-faahin ka bixiyay dagaalka ka dhacay Magaalada Baladweyne Xarunta Gobolka Hiiraan, waxyaabaha dhaliyay...
Maxaa looga hadlay kulanka Baarlamaanka Puntland?.
Xildhibaannada Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa maanta meelmariyay talo uu hory u soo jeediyay guddoomiyihii hore ee xilka laga qaaaday Cabdixakiin Dhoobo Daareed, oo ahayd...
Sarkaal ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay Shabeellada dhexe
Ciidamada sida gaar ah u tababaray ee kumaandooska Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen gobolka shabeellada dhexe ku dilay sarkaal sare oo...
R/wasaare Rooble oo la kulmay wafdi ka socda hay’adda UNICEF
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday qaramada midoobey ee Soomaaliya.
R/wasaare Rooble ayaa qaabilay u...
Kulanka Golaha wasiirada Hirshabeelle oo looga hadlay diyaar garowga doorashooyinka
Madaxweyne Ku Xigeenka maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar ayaa shir guddoomiyay kulanka Golaha wasiirada ee maamulkaasi, kaasi oo maanta ka qabsoomay Magaalada Beledweyne ee...
Lafta-Gareen Oo Furay Kal-Fadhiga 3-Aad Ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Maanta furay kal-fadhiga saddexaad ee Baarlamaanka Maamulkaas, kadib markii uu dhammaaday kal-fadhigii hore.
Munaasabadda...

















