Maxay ka wadahadleen R/wasaare Rooble, madaxda Galmudug, Hirshabelle iyo Yamamoto?.

0
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Safiirka Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto oo ay ka wada hadleen xiriirka labada...

RW Rooble oo magacaabay guddi baara cabashada waalidiin carruur ka maqan tahay

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi soo baara cabashada waalidiin Soomaaliyeed oo sheegay in aysan war iyo wacaal ka...

Sacuudi carabiya oo war ka soo saartay xajka sanadka

0
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa maanta ku dhawaaqday in xajka sanadkan loo ogolaan doono kaliya 60,000 oo xujey ah oo ku nool Sacuudiga, taasi oo...

Guddoomiye Filish oo guddoomiyay shir looga hadlay u diyaar garowga maalmaha xorriyadda

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn oo ay goobjoog ka...

Madaxweynaha koofur galbeed oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka kulan kula qaatay Saaxibada Beesha Caalamka ee Soomaaliya oo...

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay Munaasabad lagu Xusayay Maalinta Caalamiga ah ee...

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka qeybgalay Munaasabad lagu Xusayay Maalinta Caalamiga ah ee ka hortagga Shaqaaleysiinta Carruurta 12 June. Munaasabadan oo...

R/wasaare Rooble iyo James Swan oo ka wadahadlay dhameystirka doorashooyinka

0
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta kulan la qaatay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya...

Maxkamada ciidamada oo xukun ku riday ganacsato lagu eedeeyay in ay la shaqeeyaan Al-shabaab

0
Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada qalabka sida ayaa Maanta xukun ku riday ganacsato lagu eedeeyay inay gudaha dalka soo geliyeen Kiimikada iyo Agabyada loo...

Puntland oo eedeyn u jeedisay ganacsatada

0
Maamul goboleedka Puntland ayaa maanta dib u fasaxday jajabka Lacagta danabaysan, oo ay hore u xannibtay wixii ka yar hal Dollar, si loo socod-siiyo...

RW Rooble “MW Farmaajo iyo Musharax Kheyre waa ii siman yihiin”

0
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa qeyb galay munaasabad ay bulshada Degmada Dayniile ku soo dhaweynayeen hoggaaminta Ra’iisul Wasaare Rooble ee arrimaha doorashooyinka,...

XULASHADA