Q.M iyo M. Yurub oo cambaareeyey weerarkii Kabul

0
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa cambaareeyay weerarkii dhimashada dhaliyay ee Khamiistii shalay ka dhacay garoonka dayuuradaha ee Magaalada Kabul ee caasimadda...

Koox hubeysan oo dad ku laayay Nigeria

0
Koox hubeysan ayaa toogtay  36 qof waxayna burburiyeen dhismayaal ku yaalla tuulo u dhow magaalada Jos ee bartamaha Nigeria. Dableyda ayaa  gowrac iyo rasaas isugu...

Booliska Soomaaliya oo gacanta ku dhigay burcad dhac ka geysanaysay Muqdisho

0
Ciiidamo booliska Soomaaliya ayaa howlgal ay ka fuliyeen xaafado ka tirsan degmada Yaaqshiid ay soo qabtay afar nin oo burcad ah, kuwaasi oo dhac...

Galmudug oo ka hadashay deegaanada ay ka baxeen ciidamada xoogga iyo daraawiishta Galmudug.

0
Wasiirka warfaafinta maamulka Galmudg Axmed Shire Falagle oo la hadlay Idaacadda Kulmiye ayaa waxaa uu beeniyay in ciidamada xoogga iyo daraariishta Galmudug ay isaga...

Faahfaahino ka soo baxaya dad lagu diley gobolka Hiiraan

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi maanta lagu dilay lix ruux oo shacab, saddex kalana la dhaawacay, ka dib markii...

Saraakiil ka tirsan Booliska Hir-Shabeelle oo tababar loogu so xiray Jowhar

0
56 sarkaal oo ka tirsan Booliska Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa qaatay tababar soconayay muddo shan maalmood ah oo ku saabsan maareynta nidaamka Dadweynaha. Ciidamada tababarka...

Jubaland Oo Mamnuucday In Hub Lagu Dhex Qaato Magaalada Kismaayo

0
Maamulka Jubaland ayaa soo saartay awaamiir lagu mamnuucayo hubka lagu dhex qaato magaalada Kismaayo, si loo xaqiijiyo amaanka magaalada oo la filayo dhawaan in...

Wasiirka gaadiidka iyo Cumar Filish oo ka wada hadlay horumarinta adeegyada Gaadiidka.

0
Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta xafiiska wasaaradda gaadiidka iyo duulista ku qaabbilay guddoomiyaha Gobolka...

Al-Shabaab oo markale qabsaday Bacaadweyne iyo Camaara.

0
Kadib markii ay dib uga soo baxeen ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa dowladda federaalka Soomaaliya, Al-Shabaab ayaa dib u qabsaday deegaanada Bacaadweyne iyo Camaara...

Kooxda Taalibaan Oo Turkiga Ka Codsatay Inay U Maamulaan Garoonka Diyaaradaha Kabul

0
Kooxda Taalibaan ayaa weydiisatay Turkiga kaalmo farsamo si ay u maamulaan garoonka diyaaradaha ee Kabul kadib marka ay baxaan ciidamada shisheeye, laakiin Taalibaan ayaa...

XULASHADA