Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka UK ee Soomaaliya KFoster FCDO.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo safiirka UK ee Soomaaliya KFoster FCDO ayaa waxey ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo habsami u socodka iyo Amniga doorashooyinka dalka.
Kulanka sidoo kale waxaa qeyb ka ahaa Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Cabdullahi Maxamed Nuur iyo Abdi Diirshe la Taliyaha Amniga ee Ra’iisul Wasaaraha.