Dhageyso Barnaamijka 2aad ee Taxanaha Wax soosaarka Cilmiga Cimiladda

94

Hoos ka dhageyso Mid ka mid ah Barnaamijyada Taxanaha ee Wax soo saarka,Mowduuca 2aad ee Maanta waxaa uu ku saabsan yahay Isbedelka Cimilada iyo Saamynta ay ku leedahay Wax soosaarka Beeraha. Hordhaca ,tani waaa waxqabad muhiim u ah oo wado loo maro horomarinta Sugnaanta Cunnada.

RADIO MARKABLEY BARDERA 88.8 MHTZ