Ururka Xamaas oo ogolaaday xabad joojin
Ururka Xamaas ayaa lagu soo warramayaa in uu ogolaaday in heshiis xabad joojin ah laga gaaro dagaalka haatan ka socda halkaas.
Waxaana arrintani garwadeen ka...
Sacuudiga oo si kulul ugu hadlay duqeymaha ay Israa’il ka geysanayso Gaza
Dowladda Sucuudiga ayaa cambaareysay waxa ay ku tilmaantay “xadgudbka ay Israa’iil ku heyso Falastiiniyiinta”
Wasiirka arrimaha dibadda Sucuudiga Feysal Bin Farxaan oo ka hadlayay shir...
Ciidanka Haramcad oo gadood ka sameeyay Jowhar
Ciidamo ka tirsan Booliska sida gaarka u tababaran ee Haramcad ayaa maanta gadoodsan ka sameeyay Magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle.
Ciidamada gadoodka sameeyay...
Puntland oo bilowday diiwaan gelinta doorasho qof iyo cod
Maamulka Puntland ayaa markii ugu horreysay laga daahfuray diiwaangelinta doorasho qof iyo cod ah.
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Karaash ayaa maanta daahfuray barnaamijkan...
Lafta gareen oo tababar u soo xiray cutub ka mid ah ciidanka daraawiishta
Madaxweynaha Dowlada Gobaleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagreen ayaa maanta ka qeyb galay tababar loo soo xirey cutubkii afaraad ee ciidamada Daraawiishta...
Qoor Qoor oo Gaalkacyo uga qeyb galay aaska Sheekh Cali Dheere
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo ay wehliyaan Taliye ku-xigeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed, xubno ka tirsan Golaha Wsiirada Galmudug iyo...
Madaxweynaha Puntland Deni Oo Gaaray Magaalada Nairobi
Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Magaalada Addis Aabab ee Caasimadda dalka Itoobiya ayaa gaaray Magaalada Nairobi...
Muwaadin Soomaaliyeed Oo Xukun 146-Sanno Oo Xabsi Ah Lagu Riday
Muwaadin Soomaali oo magacaabiisa lagu soo gaabiyay Maxamed ayaa khamiistii lasoo dhaafay lasoo taagay Maxkamad ku taalla Magaalada Lasbos ee dalka Gariiga, kaasi oo...
Masar Oo Soo Daadgureyneyso Dadka Ku Dhaawacmay Weerarkii Qaza
Masar ayaa 10 kamid ah gawaarida gurmadka deg deg ah u dirtay marinka Qaza si ay usoo daabulaan dadka ku dhawaacmay duqeymaha Israa’iil si...
Israa’iil oo lagu eedeeyay inay duqeysay xero ay ku noolaayeen qaxooti
Wasaaradda caafimaadka ee Falastiiniyiinta ayaa sheegtay in duqeyn ay diyaaradaha Israa’iil ka geysteen xero qaxooti oo ku taal Gaza ay ku dhinteen ugu yaraan...