Dagaal ka dhacay duleedka Kismaayo & faah faahin laga helayo
Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay Bar-koontorool oo Ciidam o ka tirsan kuwa dowlad Goboleedka Jubbaland ku leeyihin duleedka...
Dhageyso Barnaamijka 3aad ee Taxanaha Ilaalinta Beeraha .
Hoos ka dhageyso Mid ka mid ah Barnaamijyada Taxanaha ee Wax soo saarka,Mowduuca 3aad ee Maanta waxaa uu ku saabsan yahay Ilaalinta Beeraha iyo...
Afgembi ka dhacay Suudan iyo xabsi guri la geliyay R/wasaaraha dalkaasi.
Wararka ka imaanaya dalka Suudaan waxay sheegaya in dalkaas uu ka socda isku day afgembi, waxaana lagu soo warramayaa in militeri aan la aqoon...
Dagaal culus oo maalintii seddexaad ka socda Guriceel
Waxaa maalinkii saddexaad xiisad dagaali ka dhex taagan tahay magaalada guriceel ee maamulka Galmudug.
Ciidamada maamulka Galmudug oo kaashanaya ciidmada dawladda federaalka ayaa ay isku...
Wararkii ugu dambeeyay doorashada ka socota deegaanada Puntland.
Taliyaha Booliska Puntland Jen. Cabdi Yare ayaa sheegay inta doorashada socoto la joojiyay isu socodka gaadiidka degmooyinka ay ka dhacayaan doorashada ee Qardo, Eyl...
Ciidanka Nabadsugida Jubbaland oo ka hortegay qarax lagu Aasay mid kamid ah waddooyinka Kismaayo
Ciidanka hay’adda Nabad Sugida iyo sirdoonka Jubbaland (JISA) ayaa fashiliyay miinadan ay Al-Shabaab damacsanaayeen in ay ku dhibaateeyaan bulshada reer Kismaayo sida ay sheegeen.
Howlgalkaan...
Madaxweynaha Uganda oo ka hadlay qaraxii ka dhacay dalkaasi
-Madaxweynaha waddanka Uganda Yoweri Museveni ayaa qaraxii habeenkii xalay ahaa ka dhacay caasimadda dalkaasi ee Kampala ee uu ku dhintay halka qof ku tilmaamay...
Xiisada u dhaxeeso Turkiga iyo qaar kamid ah wadamada reer galbeedka oo gaartay halkii...
Xiisada u dhaxeeso Turkiga iyo qaar kamid ah wadamada reer galbeedka ayaa gaartay halkii ugu sareesay kadib markii Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan uu...
Madaxweynihii Hore Ee Dalka Oo Baaq Deg-Deg Ah Kasoo Saaray Colaada Guriceel
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay dagaalka khasaaraha badan geystay ee maalintii labaad ka socda Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud,...
Wasiiru-Dowlaha cusub ee Wasaaradda howlaha guud oo maanta la dhaariyay.
-Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka ee BJFS Ayaa shir Guddoomiyay Kulanka Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo lagu dhaariyay wasiiru-Dowlaha cusub Wasaaradda...


















