Lafta gareen oo dib ugu soo laabtay Beydhabo.

1

-Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Beydhabo ee xarun Kumeel gaar u ah Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa si heer sare loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Magaalada Beydhabo iyadoona soo dhaweentiisa ay ka qeyb galeen Masuuliyiin iyo waxgaradka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya .

Todobaad yadii la soo dhaafay madaxeyanaha Wuxuu ku sugnaa Degmada Xudur iyadoona uu kalamo kala duwan uu laqaatay Saraakiisha Ciidanka Xooga dalka qeybta 60aad iyo qaar kamid ah Maamulka Degmada iyo idayaasha dhaqanka .