Xaalada Caafimaad ee fanaanka Bacalwaan oo laga deerinayo.

0
Xaalada Fanaanka caanka ah ee Soomaaliyeed Cabdi Cali Bacal-waanย  ayaa la soo werinayaa inuu ka xanuunsanayo dalka Germany, islamarkaana uu haleelay cudurka covid 19. Wararka...

Xeer-ilaaliyaha Qaranka oo digniin u diray dadka ka ganacsada Maandooriyaha

0
Xeer-ilaaliyaha Guudย  ee Qaranka Sulaymaan Maxamed Maxamuud oo shir jaraaโ€™id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka hadlay ganacsatada sida qarsoodida wadanka ku...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo guddoomiyay kulanka golaha wasiiradda ee Hirshabeele

0
Madaxweynaha dowlad goboleedkaย  Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir guddoomiyay kulanka golaha wasiiradda ee xukuumadda Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa warbixinno ka dhageystay wasiirada sii haya-yaasha ah...

Jubbaland Oo Xukun Ku Riday Rag Dil Ka Geystay Magaalada Kismaayo

0
Maxkamadda Ciidanka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta u fariisatay dhegaysiga gal-dacwadeedka kiis dil ah, sidoo kalena xukun ku riday eedeysaneyaal loo haystay kiis kale...

Xildhibaanadii Xasaanada Laga Qaaday Oo Ka Hadlay Warkii Maxkamadda Puntland

0
Maxkamadda Sare ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa duhurnimadii shalay shaaca ka qaaday waqtiga la dhageysan doono Dacwad ay u soo gudbiyeen Xildhibaanadii Puntland ee...

Wararka DFS oo mamnuucday in Shirar looga hadlayo Arrimaha Soomaliya lagu qabto Nairobi

0
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay waqti badan gelisay in hayโ€™adaha gargaarka & gurmadka kala duwan...

Maxkamadda Sare ee Mareykanka oo war ka soo saartay guusha Joe Biden ee Pennsylvania

0
Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa gaashaanka ku dhufatay, isku daygi ugu danbeeyay ee ay Xisbiga Jamhuuriga ku rabeen in madaxweynaha la doortay Joe Biden...

QM oo dalab la xariira dagaalka gobolka Tigray u gudbisay DF Itoobiya

0
Qaramada Midoobay waxay ka codsatay dowladda Itoobiya inay wadooyinka u furto gargaarka baniโ€™aadamnimo ee gobolka Tigray, iyadoo ay jirto walaac laga qabo cunno yari...

Khasaare ka dhashay diyaarad ku dhacday dalka Faransiiska

0
Ugu yaraaan Shan qof ayaa ku geeriyootey halka tirada kalena ay ku dhaawacmeen kadib markii ay soo dhacday diyaarad nooceeda uu ahaa Helicopter sida...

Abiy Axmed iyo oo lagu soo dhaweeyay dalka Kenya

0
-Wafdi uu hoggaaminayo Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay dalka Kenya . Abiy Axmed iyo wafdigiisa ayaa ka degay...

XULASHADA