Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya Oo Shir Ka Furtay Muqdisho
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u Heshisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay magaalada Muqdisho ka daahfurtay Shirka 2-aad ee dib-U-Eegista...
TPLF oo sheegatay in ay la wareegtay magaalada muhiimka ah ee Dessie
Ciidamada Jabhadda TPLF ayaa Sabtida maanta ah sheegtay in ay qabsadeen magaalada istiraatiijiga ah ee Dessie ee gobolka Amhara ee dalkaasi Ethiopia.
Afhayeenka TPLF, Getachew...
Lafta-Gareen Oo Saraakiisha Ciidanka Faray Inay Billaabaan Howlgallo Ka Dhan Ah Al-Shabaab
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdiasiis Xasan Maxamed Laftagreen ayaa kulan la qaatay sarakiisha Ciidanka xooga dalka qeybta 60aad oo horkacayey taliyaha qeybta 60aad...
Guddoomiyah Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal oo gaaray Garoowe.
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka heer federaal ee Soomaaliya Maxamed Xasan Cirro iyo xubno kamid ah Guddiga oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee...
Wasiirka Amniga Oo Shir Guddoomiyay Shirka Toddobaadlaha Ee Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyaddaha
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa shir gudoomiyay shirka todobaadlaha ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo ka dhacay xarunta...
Deni oo ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid tahay doorashooyinka dalka
-madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo maanta daah furay Kala fadhiga 49-aad ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedkaasi ayaa wuxuu warbixin ka siiyay Golaha xaaladda Amni,...
Taliyihii Ciidanka Keydka Puntland Oo Loo Magacaabay Duqa Kismaayo (Wareegto)
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Guddoomiye cusub u magacaabay degmada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose aha Caasimadda KMG...
Mahdi Guuleed oo lagu eedeeyay in uu boobayo kursiga summadiisu tahay 239.
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa loo jeediyay eedeyn ku aadan in uu boobayo kursiga tirisigiisu yahay 239, oo ka tirsan...
Kalfadhiga 49-Aad Ee Golaha Wakiillada Puntland Oo Xirmay Iyo Deni Oo Khudbad Ka Jeediyay
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka Puntland Gudoomiye Cabdirashiid Yuusuf Jibril ayaa Khudbad ka jeediyay Furitaanka Kalfadhiga 48-aad ee Golaha Wakiillada puntland kaas oo uu...
Lafta gareen oo xariga ka jaray dhismo cusub oo garoonka diyaaradaha ee Magaalada Xudur.
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koofur Galbeed mudane Cabdiasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo ay wehelinayeen Wasiiro uu ka mid yahay Wasiirka gadiidka iyo duulista Hawada...

















