Habraaca Doorashada Aqalka Hoose Ee Gobolada Waqooyi Oo Lasoo Saaray
Senator Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya ayaa si Wadajir ah u soo saaray habraaca Doorashada Golaha shacabka ee xildhibaanada Gobolada Waqooyi...
Maraakiib Shisheeye Oo Kalluumeysi Sharci Darro Ah Ka Wada Badda Soomaaliya
Qaar ka mid ah kalluumeysatada Soomaaliyeed ee ka jilaabta xeebaha Bariga Mudug ayaa cabasho ka muujiyay koorka maraakiib shisheeye oo si sharci dara ah...
Maxay Salka Ku Haysaa Xiisadda U Dhexeeysa Dowladdaha France Iyo Britain?
Dacwad oogayaasha France ayaa Jimcaha maanta ah amar ku bixiyay in maxkamad la soo taago kabtanka markab kalluumeysi oo laga leeyahay dalka Britain kaasi...
Koonfur Galbeed oo war kasoo saartay Abaaraha ka jira deeganadeeda
Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyin Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya (KGS) ayaa war saxaafadeed ka soo saartay xaaladda arrimaha bani’aadanimada ee deegaanada (KGS).
Wasaaradda...
Dagaalo ka dhacay degaano ka tirsan Jubbada Hoose
Dagaalada oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa ay ka kala dhaceen degaannada Kulbiyow iyo Taabto oo katirsan Gobolka Jubbada Hoose ee Maamulka Jubbaland.
Dagaalada...
Taliyaha Ciidanka xoogga oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka Guriceel
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Janeraal Odawaa Yuusuf Raage oo ay wehliyaan Taliyaha Guutada 15-aad iyo Taliyaha qaybta 21-aad ayaa la kulmay odayaasha iyo...
Beesha Caalamka Oo Maanta War Kasoo Saartay Doorashooyinkii Ka Dhacay Puntland
Beesha Caalamka ayaa War kasoo saartay doorashadii Golayaasha degaanka ee maalmo kahor ka dhacday degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn ee dowlad Goboleedka Puntland, doorashooyinkaas...
Qoorqoor “Cidna Kama Aqbaleyno Inay Hub Sharci Daro Ku Heysato Tuulo Ka Tirsan Galmudug”
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa mar kale ka hadlay dagaaladii Cuslaa ee maalmihii lasoo dhaafay ka dhacay Magaalada Guriceel, kaasi...
Guddiga Doorashada Somaliland Oo Soo Saaray Jadwalka Laba Kursi Oo Golaha Shacabka Ah
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa soo saaray Jadwalka doorashada laba kursi oo kamid ah kuraasta Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka ee kasoo...
Ciidamada Suudaan oo shaqada ka cayriyay Lix Safiir
Militariga Suudaan ee haya talada dalkaasi ayaa shaqada ka ceyriyay lix safiir, waxaana ciidamada ammaanka ay xoojiyeen howlgallada ka dhanka ah dibadbaxayaasha dimuqraadiyad doonka...


















