Mareykanka oo baaq adag u diray jabhadda TPLF

0
Mareykanka ayaa ugu baaqay mucaaradka Tigray inay ka baxaan gobollada Amhara iyo Afar ee waqooyiga Ethiopia, halkaasi oo dagaalka uu sii xoogeystay. Qoraal laga soo...

Rooble oo magacaabay gudiga fulinta wareegtadii madaxweynaha ee ilaalinta dhulka danta guud

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa magacabay gudiga fulinta wareegtadii madaxweynaha. ee ilaalinta dhulka danta guud, kaa oo ka kooban 1 } Wasiirka Arimaha Gen. Mukhtaar Gudadaha...

Lafta gareen oo dib ugu soo laabtay Beydhabo.

0
-Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Beydhabo ee xarun Kumeel gaar u...

Golaha wasiirada Soomaaliya oo xil ka qaadis iyo magacaabis sameeyay

0
-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta yeesheen ku ansixiyay magacaabista Agaasimaha Guud ee Hay’ adda Socdaalka & linsiyadda oo loo magacaabay...

RW Rooble oo ka tacsiyeeyay Geerida Marxuumad Xabiibo Cariif.

0
-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyey Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka geeridii ku timid Hooyadii marxuumad Xabiiba Cariif Weydow...

Deni iyo guddiga doorashooyinka oo ka wadahadlay qabashada doorashada golaha shacabka

0
Madaxweynaha Dowladd goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay xubno ka socda Guddiga Doorashooyinka ee Heer Federaal oo...

Taliyaha Booliska oo tagay goobaha lagu qabanayo doorashada golaha shacabka

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed {Xijaar} ayaa maanta korme ku tagay Hoggaanka Gaadiidka Boliiska si loo dardargaliyo howlaha u yaalla Ciidanka...

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Oo War Ka Soo Saaray Doorashada Golaha Shacabka Ee Gobollada Waqooyi

0
Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyink 2020-2021 ayaa soo saaray war saxaafadeed ku aadan doorashada Golaha Shacabka ee BFS. War saxaafadeedka Guddiga ayaa lagu xusay in Guddiga...

Wasiirka Xannaanada Xoolaha XF oo Sacuudiga kala hadlay xayiraada saaran xoolaha Soomaalida

0
Wasiirka wasaaradda Xannaanada Xoolaha XFS, Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan wadanka Sacuudiga ayaa kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda...

Xiisad Diblumaasiyadeed Oo Ka Dhex Qaraxday Saudi Arabia Iyo Lebanon

0
Koox wasiiro ah oo ka tirsan dowladda Lebanon ayaa Sabtida maanta ah ka wada hadlaya khilaafka dublumaasiyadeed ee sii xoogeysanaya ee ka dhex bilowday...

XULASHADA