Qarax ka dhacay Bardaale iyo khasaare ka dhasay

55

Ugu yaraan toddoba ruux ayaa ku geeriyootay, halka intaasi ka badan dhaawacmeen, ka dib markii Qarax Miino uu ka dhacay degmada Bardaale ee Gobolka Baay.

Goobjoogeyaal ayaa KNN u sheegay in uu qaraxa ka dhacay Suuqyare ku yaalla Bardaale, xilli mashquul badan ka jiray.

Ciidamada ammaanka ayaa soo gaaray goobta ay wax ka dhaceen iyaga kk sameeyay baaritaabo lagu xaqiinanayay amniga.

Lama oga ilaa hadda cidda qaraxaasi lala beegsaday, mana cad sheegatay mas’uuliyadda rasmiga ee weerarkaasi