Wasiirka amniga Galmudug oo digniin u diray dadka lagacaha siiya Al-shabaab.

0
Axmed Macalin Fiqi Wasiirka Wasaaradda amniga ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa tilmaamay in Galmudug iyo Puntland ay isla meel dhigeen iskaashiga sidii loo soo...

Dagaal dib uga qarxay Garba-ciise

0
Dagaal culus ayaa markale dib uga qarxay agagaarka magaalada Garba-ciise iyo aagga tuulada Gawracan ee gobolka Siti ee dowlad degaanka Soomaalida. Dagaalka ayaa waxaa uu...

Midowga Musharixiinta oo War soo saaray

0
Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Xubnaha Golaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha, kaas oo ay kaga hadlayeen xaaladda dalka gaar ahaan Arrimaha doorashooyinka. Afhayeenka Midowga...

Sanbaloolshe oo sheegay iney wadaan dadaalo uu ku tagayo Cali Guudlaawe Beledweyne.

0
Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe taliyihii hore ee NISA oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in saacadaha soo aaddan ay wada...

Madaxweyne Guudlaawe oo dib ugu laabtay Jowhar.

0
Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta gaaray Magaalada Jowhar ee caasimadda maamulkaas. Madaxweyne Guudlaawe ayaa magaalada Muqdisho kaga qeyb galay shirkii golaha wadatashiga qaranka...

Haweeneey dilkeeda Tooreey loo adeegsaday oo ka dhacay degmada Matabaan.

0
Wararka laga helayo Degaanka Miira Jibaale oo hostaga Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa xaqiijinaya in halkaas lagu dilay qof Dumar ah oo lagu...

Puntland oo gaadiid dagaal ku wareejisay Galmudug.

0
Toban gaari oo 8 ka mid ah ay yihiin baabuurta dagaalka ayaa maamulka puntland waxay maanta ku wareejiyeen maamulka Galmudug. Gaadiidkaan ayaa la sheegay in...

Macalimuu oo ka digay rabshado ka dhaca gobolka Gedo

0
Cismaan Nuur Xaaji guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo oo warbaahinta la hadlay ayaa ka warbixiyay xaaladihii ugu dambeeyay ee gobolka. Gudoomiye Macalimuu ayaa ka digay...

Heshiis Hordhac Ah Oo Laga Gaaray Xiisadii Ka Taagneyd Magaalada Baladweyne

0
Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa saacadihii lasoo dhaafay kulamo ku yeeshay Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed, Odayaasha dhaqanka iyo...

Ingiriiska oo bilaabay daadgureynta dadka rayidka ee Afghanistan.

0
Duulimaadkii ugu dambeeyay ee daadgureynta UK oo kaliya loogu talagalay dadka rayidka ah ayaa ka tagay caasimadda Afghanistan ee Kabul, sida ay sheegtay Wasaaradda...

XULASHADA