Galmudug oo DFS iyo Beesha Caalamka ugu baaqday in loo gurmado shacabka ku nool...
Madaxweynaha Dowladd goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada DGM ooku qabsoomay aqalka Madaxtooyada Galmudug.
Shirka Golaha Wasiirada ayaa looga hadlay...
Golaha Wadatashiga Qaranka Oo Yeeshay Kulan Ku Aaddan Dardargalinta Doorashada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay shir guddoomiyay shir ay aaladda fogaan aragga ku yeesheen Golaha Wadatashiga Qaranka.
Kulanka oo diiradda...
Askar ka tirsan AMISOM oo xukun dil ah lagu riday
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Uganda ayaa maanta dhageysatay dacwadda loo heysto askarta iyo saraakiishii ku lugta la heyd dadkii shacabka ahaa lagu laayay...
Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay Galgaduud
Dagaalka ayaa waxaa uu u dhaxeeyay laba maleeshiyo Beeleed, kuwaas oo dagaalkooda uu salka ku haayo dhul kuyaal degaankaas.
Inta la xaqiijiyay waxaa dagaalka ku...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo xarigga ka jaray Dugsiga Beeraha degmada Balcad
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa xarigga ka jaray Dugsiga Beeraha degmada Balcad oo dhawaan laga hirgaliyay degmadaas.
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble...
Guddiga doorashooyinka Galmudug oo diiwaangeliyay musharrixiinta Aqalka Sare
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug waxaa Maanta ka dhacday diiwaangelinta musharrixiinta labada kursi ee Aqalka Sare uga harsan dowlad Goboleedka Galmudug.
Guddiga doorashooyinka ayaa diiwaangelinta...
Howlgal qorsheysan oo ciidamada Xoogga iyo kuwa Jubbaland ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan...
Ciidamada Xoogga Dalka oo iskugu jira Kuwa Danab iyo kuwa maamulka Jubbaland oo is ku dhinac ah ayaa howl-gallo qorsheysan ka fuliyay manta degaannada...
Qarax Xooggan Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho
Qarax xooggan ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana kasoo baxaya faah faahiino dheeraad ah oo ku aaddan qaraxa.
Qaraxa oo jugtiisa...
Ra’iisulwasaare Rooble Oo Booqday Xarumo Ku Yaalla Degmada Balcad
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ku jooga degmada Balcad ayaa booqday Isbitaalka guud ee Balcad iyo qeybo ka mid ah magaalada...
Gar-yaqaanka guud ee dalka oo ka digay boobka dhulka danta guud ee ka socda...
-Warqad kasoo baxday Xafiiska garyaqaanka guud ee Dowladda FS ee Muqdisho, Dr; Cusmaan Cilmi Guuleed ayaa ka digay in la boobo dhulka dowladda ay...


















