Jarmalka oo r/wasaare cusub yeelanaya 16 sanno kadib

38

Scholz ayaa loo dhaariyay maanta inuu noqdo hogaamiyaha dalka Jarmalka kadib markii ay is casishay Angala Markel oo dalkaas maamulaysay muddo 16 sanno ah.

Xildhibaanada baarlamaanka Jarmalka oo ansixiyay r/wasaarahaan cusub ayaa lagu hor dhaariyay.

Olaf ayaa sheegay inuu sii dhisayo dawkad cusub oo wadaag ah sida uu yiri.

Angala Marjel oo xafiiska joogtay muddo 16 sanno ah ayaa dhawaan ku dhawaaqday inay is casilayso kadib markii xisbigeeda looga guulaystay doorashadii ugu dambaysay ee Jarmalka ka dhacday