Xiisad ka taagan Laascaanood oo salka ku hayso xildhibaan la dilay.
Magaalada Laas-caanood ee xarunta Gobolka Sool waxaa maanta ka taagan xiisad, kadib markii xalay lagu dilay magaaladaasi xildhibaan ka tirsan golaha degaanka.
Dilka Xildhibaan Cabdirisaaq...
RW Rooble oo faray Wasiir Beyle in aan wax lacag ah laga bixin khasnadda...
Warqad kasoo baxday Xafiiska RW Soomaaliya ayaa la faray wasiirka wasaaradda maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale beyle in aan wax kharash ah laga bixin karin...
RW Rooble iyo ku-xigeenka Xoghayaha guud ee QM oo kulmay.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socday QM oo ay hoggaamineysay Ku-xigeenka Xoghayaha guud ee QM Amina Jane...
Maxay kawada hadleen MW Farmaajo iyo Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee QM?
Madaxweyne Farmaajo ayaa Madaxtooyada ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka tirsan Qaramada Midoobey oo ay hoggaamineysay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey...
Xildhibaan lagu dilay Laascaanood
Wararka naga soo gaaraya degmada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya in goordhow halkaasi lagu dilay xildhibaan ka tirsanaa Golaha Deegaanka.
Xildhibaankan oo lagu magacaabo ...
Afhayeenka Xukumadda oo ka hadlay kulanka Farmaajo iyo Rooble
Afhayeenka Xukumadda Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa sheegay in uu weli socdo shirka Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Rooble.
Afahyeenka ayaa sheegay in uusan jirin...
Waan-waan horu dhac ah oo laga gaaray xiisad colaadeed oo ka taagnayd Saax-maygaag
Waan-waan hordhac ah ayaa laga gaaray colaaddii ka taagnayd tuulooyinka Saax-maygaag iyo Sanga-jebiye ee Puntland.
Guddi ka kooban labada dhinac oo ku hawllanaa muddooyinkii dambe...
Agaasimihii guud ee madaxtooyada uu magacaabay MW Farmaajo oo xilka la wareegay.
Madaxweynaha somaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhawaan magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Cabdirashiid Muuse Cali ayaa maanta xilka kala wareegay Ku-simihii Agaasimaha Guud...
Muuse Biixi oo Xilalkii ka qaaday shan guddoomiye gobol kuwa kalena magacaabay.
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xilalkii ka qaaday qaar kamid ah guddoomiyeyaal gobolada iyo mas’uuliyiin kale, sidoo kale magacaabay mas’uuliyiin cusub.
Muuse Biixi ayaa...
Diiwaan-gelinta musharixiinta aqalka sare oo maanta lagu soo gabagabeenayo Jowhar.
Guddiga Baarlamaanka ee qabashada doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee Hirshabeelle ayaa weli Magaalada Jowhar ka wada diiwaan-gelinta Musharaxiinta dooneysa inay kamid noqdaan...

















