Gudoomiyaha Gobolka Gedo oo Wareysi dheer oo dhinacyo taabanaya siiyey Warbaahinta Markabley(Dhageyso)

19

Axmed Buulle Maxamed oo ah Gudoomiyaha Gobolka Gedo ayaa wareysi dheer uu siiyey Warbaahinta Markabley ayaa waxaa uu ka Hadley Waxyaabahii ay ka wada hadleen Wafdi Balaaran oo Q/Midobay iyo Hay.adaha Samafalka ka socdey oo Maanta soo gaarey Garbahaarey,Xaaladaha Abaarta ka taagan Gobolka ,halka ay mareyso diyaar garoowga Doorashada kuraasta Aqalka Hoose ee la filayo inay ka qabsoonto Garbahaarey iyo sida ay u qabsoomi karto Doorashadaasi,maadama wax xariir ah ayan lahayn Maamulka Jubaland ee fadhigiisu uu yahay magaalada Kismaayo..

Ugu horeen Wariyaheena Axmed Cumar Saalixi oo Guddoomiyaha  Gobolka wareysi uu la yeesdhay ayaa ugu horeen weydiiyey Waxyaabahii ay ka wada hadleen Wafdi Balaaran oo Q/Midobay iyo Hay.adaha Samafalka ka socdey oo Maanta soo gaarey Garbahaarey iyo waxa ka soo baxay Kulankaasi?