Maleeshiyaad hubeysan oo dil & dhaawac u geystay Dad Shacab ah
Maleeshiyaad hubeysan ayaa waxaa ay rasaaseeyeen dad Shacab ah oo ku sugnaa Baliga degaanka Gaadaale oo u dhaxeeya Gobolada Cayn & Togdheer.
Goobjoogayaal ayaa waxaa...
Ehellada Sakariya & Sowdo oo shuruud ku xiray in la Aaso meydadka
Qaar kamid ah Ehellada Sakariye Maxamuud kalafoge iyo Sowdo Maxamuud Kalafoge oo wada dhashay kuwaas oo xalay Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ku dileen...
Ciidamada Booliska Puntland oo fuliyay howlgal dad lagu qab qabtay
Ciidamada Booliska Dowlad Goboleedka Puntland ayaa howlgal qorsheysan waxaa saacadihii la soo dhaafay ay ka fuliyeen xaafado ka tirsan Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer.
Ciidamada...
Cumar Cabdirishiid oo ku beeraya kulamada Midowga Musharixiinta
Wararka ay heleyso Idaacadda Kulmiye ayaa sheegaya in Golaha Midowga musharaxiinta ay lagu wado in ay dib u bilaabaan kulamadoodii ay kaga hadlayeen xaaladda...
Somaliland oo joojisay mashaariicda Hay’adaha UN-ka ka fuliyaan degaannadeeda
Somaliland ayaa sheegtay in ay iska joojisay mashaariic Qaramada Midoobay ay bixiso oo ay sheegtay in ay wax u dhimayaan gooni isku taagooda iyo...
Wararkii Ugu Dambeeyay Xiisad Weli Ka Taagan Magaalada Boosaaso
Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa weli taagan xiisad u dhexeeysa Taliska Ciidanka PSF iyo Maamulka Puntland, taas oo ka dhalatay xilka...
Booliiska oo ka hadlay dilkii Sowda iyo Sakariye
Taliska Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in uu socdo baarritaan lagu sameynayo sida uu u dhacay dilkii Sowda Maxamuud Xuseen iyo Sakariye Maxamuud Xuseen oo...
Barakacayaal degan Xerada Tawakal ee degan Duleedka Baardheere oo Codsadey in la gargaaro.
Iyadoo maal mahii ugu dambeeyey Roobabkii deyrta ay ka curteen Deegaano badan oo ka tirsan Gobolka Gedo ayaa waxaa isa soo taraya Cabashooyinka ay...
Axmed Madoobe Oo Kulamo La Yeeshay Wafdi Ka Socday DF Iyo Maamul Goboleedyada
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Aqalka martida ku qaabilay masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada hiddaha iyo tacliinta Sare ee Dowlada Federaalka...
Qaramada Midoobay Oo Dalbatay Gargaar Bani’aadanimo Oo Gaaraya 41 Bilyan
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in baahida loo qabo gargaar bini’aadanimo ay gaari doonto heerkii ugu sarraysay sanadka soo socda,iyadoo masiibada, isbedelka cimilada iyo colaaduhu...


















