Dr Maxamed Axmed oo ka hor yimid magacaabis uu sameeyay Guddoomiyaha Maxkamada Sare.

0
Guddoomiyaha Maxkamadda  Rafcaanka Gobalka Banaadir Dr Maxamed Axmed cismaan (Baarri), ayaa soo saaray amar uu dib ugu celinayo kaaliyaal uu ku magacaabay Baashe yusuf...

RW Rooble oo ku baaqay in aan la siyaasadeyn kiiska Ikraam Tahliil

0
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa carrabka ku adkeeyay in kiiska Ikraam Tahliil uu yahay mid qaran, isaga oo ku baaqay in aan...

RW Rooble oo la kulmay Guddiga Doorashada Somaliland

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble kulan la qaatay Guddiyada Doorashada ee Gobolada Waqooyi. Kulanka ayaa looga hadlay qabashada doorashada Aqalka Sare ee Gobollada Woqooyi...

Duqa Muqdisho oo booqday waddooyin ay xireen Biyaha Roobkii da’ay

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta kormeeray qaar kamid ah goobihii uu sida gaarka ah u...

Saciid Deni oo kala diray Golihii degaanka Qardho maamulna u Magacaabay

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 26 ee 12ka September 2021, kuna saabsan kala dirid Golaha Deegaanka...

Madaxweyne Guudlaawe oo ka hadlay Doorashada Aqalka Sare ee ka dhaceysa Jowhar

0
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo ka qeyb galayay kulan Gollaha Wadatashiga Qaranka la qaateen Ku-xigeenka Xoghayaha Qaramada Midoobey Aamina Mohamed ayaa ka...

Soomaalida ku nool Mineaplis oo cabsi soo wajahday.

0
Muslimiinta ku nool xaafada Ceder ee Soomaalidu degan tahay ee Mineaplis Cabsi ayaa soo wajahday, kadib markii Masaajid halkaa ku yaalo ay gudaha u...

Wasiirka Maaliyada Soomaaliya oo kormeer ku tagay Dekada Muqdisho

0
Wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Dekeda Muqdisho oo ka mid ah meelaha dowladda kasoo galo...

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland oo ka hadlay dilkii Xildhibaan Cardoofe

0
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cirro ayaa ka hadlay dil Xildhibaan ka tirsanaa Golaha deegaanka Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool...

Qoyska Cabdiwahaab Cabdisamad oo RW Rooble ku eedeeyay xarigiisa.

0
Xaliimo Maxamed oo ah xaaska Proff Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad, oo warbaahinta kula hadashay Nairobi, ayaa ku eedeysay Ra’iisul Wasaare Rooble inuu ka dambeeyo xarriga...

XULASHADA