In ka badan 16 Shaqaale oo dacwo ka gudbiyay Wasiirka Wasiir Khadiijo Diiriye.

42

Waxaa muuqata khilaaf soo kale dhex galay masuuliyiinta Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee XFS ,maadama qoraal uu soo saaray maanta Wasiir ku-xigeenka Wasaaradaas Cabdirashiid Maxamuud Xasan uu sheegay in 16 shaqaale oo ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda laga eryey Wasaaradda sifo sharci-darro ah, islamarkaana ay jirto dacwo laga soo gudbiyay Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye.

Sidoo kale, wuxuu tilmaamay in shaqaallahaasi ay sii wadanayaan shaqadooda inta ay Caddaalad ka helayaan.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka kazoo baxay Wasaaradda Gargarka iyo Maareynta musiibooyinka Xukuumadda.