Lafta gareen oo kulan la qaatay wafdi uu hoggaaminayo James Swan
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu hoggaaminayey Wakiilka Xoghayaha guud Qaramada...
RW Rooble Muxuu kala hadlay Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed?
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka...
Afhayenka Booliska:” Dadka meesha ku dagaalamay waa maleeshiyaad”
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka hadlay iska hor imaadkii maanta galinkii hore ka dhacay magaalada muqdisho si gaar ah isgoyska Banaadir ee u...
-MW Farmaajo oo hakiyay awoodaha RW Rooble.
Madaxweynaha Muddo Xileedkiisa Dhammaatay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qoraal xafiiskiisa madaxtooyada kasoo baxday ku sheegay inuu hakiyey awoodihii Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen...
Wasiir Xaniifa oo Lafta gareen ujeedisay eedeyn kulul.
War qoraal ah oo kasoo baxay Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Aadanaha Xukuumadda Soomaaliya Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade) Waxey eedeyn kalul kala dul dhacday...
Prof Dufle oo ku soo baxay doorashada aqalka sare ee Hir-shabelle.
Magaalada Jowhar ee Xarunta Dowlad Goboleedka Hir-shabelle waxaa lagu soo gabagabeeyay Doorashada kuraasta aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya qeyb ka mid ah. Iyadoo caawa...
Taliban oo sheegtay iney kordhineyso iskaashiga kala dhaxeeya Turkiga.
Afhyeen u hadlay Taliban oo lagu magacaabo Suhayl Shaheen ayaa sheegay in dalalka Afghaanistaan iyo Turkigu uu ka dhaxeeyo xiriir taariikhi ah isla markaana...
Wasiirka Shaqada Xukuumadda oo amar ku socdo shaqaalaha dowladda Soo saaray.
Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta shir todobaad leh la yeeshay agaasime waaxeedyada Wasaaradda, ayaa...
S/Guud Bashiir Goobe oo magacaabay Talyaha NISA ee G.Banaadir
Agaasimaha hay’adda NISA, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Goobe ee uu dhowaan magacaabay Ra’iisul wasaare Rooble ayaa wareegto ayaa magacaabay agaasimaua Cusub ee Nabad sugida...
Wasiir Dubbe oo kulan muhiim ah laqaatay wafdi ka socda UNHCR.
Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska XFS ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday xafiiska hay’addaha xaquutiga aduunka UNHCR.
Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukumadda...


















