Ciidanka dowladda oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Jubbada Hoose
Ururka 5-aad Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab XDS ayaa Hawlgal Qorsheysan Waxay Ka fuliyeen Deegaano ku yaalla gobolka Jubbadda Hoose.
Deegaanada uu howlgalku ka dhacay...
Cali Guudlaawe Oo Guddoomiyay Shirka Wasiirada Hirshabeelle
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka todobaad laha ee Golaha Wasiirada Dowlad GoboleedkaHirshabeelle.
Madaxweynaha ayaa Shirka Golaha Xukuumada warbixin...
Jubaland oo beenisay warar sheegaya in Dhuxul laga raray Dekedda kismaayo.
Maamulka Dekadda magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah maamulka Jubbaland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar baraha bulshada lagu faafiyay oo sheegaya in...
Shirka Wasiirada Howlaha Guud Ee Dalalka J/Carabta Oo Ka Furmay Iyo Somalia Oo Ka...
Wasiirka Howlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guryeenta ee Xukuumadda Federaalka Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen ayaa Dalka Jordan uga qeyb galaya Kalfadhiga afaraad ee...
Xeer ilaalinta guud ee Qaranka oo baadi-goobaysa rag eedeysanayaal ah
Xeer ilaalinta guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda g/ banaadir ka codsatay in ay soo qabtaan yuusuf jaamac, axmed xaaji cali, iyo liibaan xuseen kaarshe ...
Villa Somaliya oo beenisay in Farmaajo Turkiga weeydiistay Diyaarado dagaal
Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa aad Baraha Bulshada loogu hadal haayay in dowladda Turkiga ay Soomaaliya siisay diyaarado nooca aan duuliyo laheyn ama...
Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo baaq u diray Hir-Shabeelle & Puntland
Afhayeenka Guddiga doorashooyinka Heer Federaal Axmed Safiino ayaa sheegay in howlaha doorashooyinka Soomaaliya gaar ahaan Golaha Shacabka ay si dardar leh uga socdaan dalka,...
Guddiga maamulka Doorashooyinka Somaliland oo fuliyay amar kasoo baxay R/W Rooble.
Doorashada afar kursi oo kamid ah golaha shacabka ayaa maanta lagu qabtay Xarunta Dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho.
Doorashadda maanta laqabtay ayaa xubnaha kusoo...
Madaxweyne Geelle” Qalbigan ka ooynaa markii aan maqalno in qarax ka dhacay Soomaaliya
Madaxweynaha dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa walaac xoogan ka muujiyay qaraxyada khasaaraha geysta ee mar walba ka dhaca meelo kamid ah Soomaaliya, kuwaas...
Axmed Madoobe Oo Kulan La Yeeshay Xubno Ka Tirsan Guddiyada Doorashooyinka
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe maanta Madaxtooyada Magaalada Kismaayo ku qaabilay xubno katirsan Guddiga Doorashooyinka heer federaal iyo heer dowlad...


















