Al Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho.

0
Muqdiaho-KNN-Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxa barqadii ka dhacay magaalada Muqdisho, sida ay baahisay idaacadda ku hadasha afka Al-Shabaab ee Al-Andalus. Qoraalka laga baahiyay Baraha internetka...

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xirnaa Xabsiyada Dalka Liibiya oo dalka dib loogu soo celiyay.

0
Waaxaa saakay Garoonka Aadan Cade kasoo tegay Diyaarad siday tiro ku dhow 100 ruux oo tahriibayaal Soomaali ah kuwaa dib looga soo celiyay dalka...

Odayaasha dhaqanka Puntland oo mar kale la saftay Madaxa PSF

0
Lix kamid ah Isimada Dhaqanka Puntland, ayaa Caawa go’aanno ka soo saaray xallinta murankii u dhexeeyay dowladda iyo PSF. Qoraal ka kooban lix Qodob, oo...

Xubin ka tirsanaa Al-shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka .

0
Abshir isxaaq Xasan  oo Magaciisa Afgarashada uu yahay ( Bashiir) oo ka mid ahaa Dagaalamayasha Al-shabab ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka gaar...

Qoor qoor oo Muqdisho kula kulmay xubno ka mid ah Beesha Caalamka

0
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Mr. James Swan. Madaxweynaha iyo Ergeyga ayaa ka...

Wasiirka ganacsiga oo shaqo joojin ku sameeyay Maareeyihii hay’adda Tayo-dhowr

0
Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya Khaliif Cabdi Cumar, ayaa shaqadii ka joojiyey Maareeyahii guud ee hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed, Aadan Xasan Barre. Wareegto uu soo saaray Wasiir Khaliif...

Deni iyo James Swan oo kulan ku yeeshay Muqdisho.

0
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoygiisa Muqdisho ku qaabilay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan. Madaxweynaha ayaa uga...

DFS oo shaacisay meelaha ugu horreeya ee la geynayo deeqdii Imaaraadka

0
Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Khadiija Maxamed Diiriye, ayaa ka warbixisay meelaha ugu horeeya oo la geyn doono deeqdii dowladda Imaaraadka ugu talagashay dadka...

Amisom oo koofur galbeed ku wareejisay agab loogu talagalay gobaha waxbarshada.

0
Mas’uuliyinta Wasaarada waxbarashada Dowlad Goboleedka KGS ayaa maanta Qalab Xafiisyadeed Isugu jira Kuraasta Iskuulada, Computer Printing, Miisas, Buugag iyo  Agabyo kalo oo Fara badan ...

Deni oo muqdisho kula kulmay Safiirka Imaaradka Carabta.

0
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoygiisa Muqdisho ku qaabilay Safiirka  Dowlada Imaaradka Carabta ee Soomaaliya, Maxamed Axmed Cuthmaan. Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay...

XULASHADA