Kulan looga hadlay Abaaraha oo ka dhacay Baydhabo
Kulan ay maanta isugu yimaadeen Guddiga Gurmadka Abaaraha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa waxaa looga hadlay xaaladda Abaaraha ka taagan maamulkaasi.
Guddiga oo ka...
Madaxweyne Deni oo Boosaaso u tagaya xalinta Arrinta PSF
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa la filayaa in todobaadka soo socda uu safar deg deg ah ku tago Magaalada Boosaaso...
FARMAAJO OO WARQADAHA AQOONSIGA DANJIRENIMO KA GUDDOOMAY SAFIIRKA CUSUB EE SACUUDIGA
Madaxweynaha Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo Safiirka Cusub ee Boqortooyada Sacuudiga Mudane Axmed Bin Maxamed Al-Mowallad.
Danjire...
Galmudug oo Shir looga hadlayo Amniga ka furtay Cabudwaaq.
-Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa guddoomiyey shirka looga hadlayay Amniga kaa oo lagu qabtay Degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud.
Shirkan looga...
Doorashada 5 kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo lagu qabtay Baydhabo
Waxaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay lagu qabtay doorashada Shan kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee degaan doorashadoodu tahay Koonfur Galbeed, kuwaas...
Guddoomiye Muuse Geelle oo tagay goobta lagu qabanayo doorashada golaha shacabka ee Kismaayo
Gudoomiyaha Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT Dr. Siyaad Maxamed Mursal iyo xubno ka tirsan guddiga ayaa kormeer ku geeyey Gudoomiyaha...
Gen Xuud oo uu la socda Gen Biixi oo maanta soo gaaray Muqdisho.
General Abuukar Xaaji Warsame (Xuud) ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho, Waxaana Safarkiisa qeyb ka ah Taliyaha Ciidanka lugta ee milatariga Soomaaliya General Maxamed...
Wasiir katirsan Xukuumadda Rooble oo cabasho ka muujiyay doorashada kursiga HOP166
Wasiirka wasaarada Gadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa qoraal uu boggiisa Facebook soo dhigay waxa uu ku sheegay inuu...
Wasiir Jamaal oo u Jawaabay xildhibaankii waday dooddii aqoonsiga Somaliland.
Wasiirka Qorshaynta ee dowladda Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan, ayaa si adag uga jawaabay qoraal uu bartiisa twitter-ka soo dhigay xildhibaan Gavin Williamson oo ahaa...
Tiro hoobiyaal ah oo caawa lagu garaacay Beledweyne
-Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in tiro hoobiyaal ah caawa lagu garaacay Magaalada Beledweyne ee Gobalka Hiiraan.
Goobjoogayaal ayaa KNN u sheegay in...


















