Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta tegaya degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan

0
Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa Maanta ka socda diyaargaroowga soo dhaweynta Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku...

Ruushka oo gargaar usoo diraya dalal ay ku jirto Soomaaliya

0
Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka, Sergey Lavrov ayaa Jimcihii sheegay in sahay gargaaar  la siinayo lix waddan oo Afrikaan ah oo ay Soomaaliya kamid tahay. Wasiirka...

Ciidanka booliiska oo Deyniile ku qabtay gaari lagasoo buuxiyay waxyaabaha qarxa iyo labo nin...

0
Taliska booliiska Soomaaliya ayaa sheegay inay ku guulaysteen inay fashiliyaan gaari waxyaabaha qarxa lagasoo buuxiyay oo la doonayay in lagu dhibaateeyo dadka shacabka. Afhayeenka ciidanka...

Wafdi ka socda Dawlada Federaalka oo ku wajahan degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

0
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/risaaq Cumar Maxamed ayaa gaaray Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Wasiirka Batroolka iyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay Weerarkii Coosweyne

0
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka  Soomaaliya, Mudane  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horraysay qiray in ciidamada xoogga dalka ay kasoo baxeen furimaha dagaalka, kaddib dagaalkii...

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Lama Aqbali Doono in La Xagal Daaciyo Halganka Dalka Looga Xoreynayo...

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in aan la aqbali doonin wax walba oo xagal-daacinaya halganka uu dhiigga u soo daatay ee...

Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 31-08-2023

0
Ka Dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta ,Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA ,waxaadna ka dhageysan kartaan Radio...

Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo ka hadlay sababta Ciidanka Uga soo baxeen Farumaha dagaalka

0
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Ibraahin Sheekh Muxudiin oo ku sugan degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa markii ugu horeysay ka...

Taliyaha Ciidanka Booliska oo gaaray degmada Cadalle ee gobolka Shabeelada Dhexe

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin oo ay wehliyaan Saraakiil kale, ayaa Maanta kormeeray Xerada Ciidanka Daraawiishta Boliiska Soomaaliyeed ee ku ...

Magaalada Baardheere oo laga qaadey Xayiraadii saarneyd in muddo ah

0
Magaalada Baardheere ayaa maanta waxaa si rasmi ah looga qaadey Xayiraadii saarneyd Cir iyo Dhul oo ay ku soo rogeen Alshabaab.ka dib Baardheere lagu...

XULASHADA