Taliska Ciidanka xoogga oo sheegay inay dileen Xubno katirsan Al-Shabaab

0
Ciidamada Qalabka sida gaar ahaan Qeybta 27aad ee Ciidanka xoogga dalka ayaa Howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka sameeyay inta u dhaxaysa Deegaanka Far-libaax...

Guddiga doorashada Gobolada waqooyi oo diiwaangeliyay guddiga xulaya ergada labo kursi

0
Guddiga maamulka Doorashada ee Kuraasta Labada Aqal ee Gobolada Waqooyi Soomaaliland ayaa diiwangeliyay guddiga soo xulista ergada kuraasta tirsigoodu yahay HOP#257 iyo HOP#260. Kuraastaan...

Xubin katirsanaa Al-shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka

0
Cali Nuur Ibraahim oo Magaciisa Afgarashada uu yahay Hamza oo ka mid ahaa Al-shabab ayaa isku soo dhiibay guutada 8aad ee qeybta 60aad Ciidanka...

Maamulka Dhuusamareeb oo Amaro kusoo rogay Musharrixiinta Golaha Shacabka

0
Maamulka magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada dowlad Goboleedka Galmudug ayaa digniino ku aadan sugida amniga Caasimada soo saaray. Gudoomiye kuxigeenka amniga iyo siyaasada maagalada Dhuusamareeb Cabdi...

Shirka xiriirinta Gurmadka Abaaraha Gobolka Banaadir oo Maanta qabsoomay

0
Shirka ayaa waxaa guddoomiyay Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Marwo Basma Caamir Axmed (Jakeeti), waxaana maanta warbixin loogu dhageystay...

Cali guudlaawe oo Shir gudoomiyay Shir looga hadlayay Amniga degaanada Hi-shabelle

0
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Amniga Dowladda Hirshabeelle. Shirka oo ay ka qeybgaleen Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe, Taliyaha Guutada...

Dhaawaca Afhayeenka Xukumadda oo loo qaaday Turkiga

0
Afhayeenka Xukumadda Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Macalimuu oo maalintii Axadii ku dhaawacmay qarax lala beegsaday ayaa galabta loo qaaday dalka Turkiga si loogu soo dabiibiyo. Xafiiska...

Dowladda UK oo Soomaaliya ugu deeqday Lacag loogu talagalay dadka at Abaarahu...

0
Muqdisho-KNN-Dowladda UK ayaa Soomaaliya ugu deeqday in ka badan10 milyan oo dollar oo loogu talagalay in lagu caawiyo dadka abaaraha saameeyeen Wasiirka arrimaha Afrika ee...

Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Bari oo Isimada kala hadlay Arrinta Boosaaso

0
Waxaa Maanta Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari kulan ku yeeshay Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Bari uu dhawaan u Magacaabay Madaxweynaha Puntland ee Cabdirisaaq...

Janeraal Xuud oo ku dhawaaqay wada-hadal uu la galayo Dowladda Soomaaliya

0
Janeraal Abuukar Warsame Xuud oo siweyn uga soo horjeeda ha ka loo maray Dhismaha Maamulka Hir-Shabeelle ee uu Madaxweynaha ka yahay Cali Guudlaawe ayaa...

XULASHADA