Madaxweynihii hore ee Mali oo geeriyooday

0
Madaxweynihii xilka laga tuuray ee Mali, Ibrahim Boubacar Keïta, ayaa geeriyooday isagoo 76 jir ah, sida ay sheegeen qoyskiisa. Sanadkii la soo dhaafay ayaa waxaa...

Wararkii ugu dambeeyay xaaladda Caafimaad ee Afhayeenka Xukuumadda

0
Waxaa la sheegay inay aad u fiican tahay xaaladda Caafimaad ee Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Macalimoow oo qarax Ismiidaamin ah lala beegsaday Gaari uu...

Shir looga hadlay Amniga oo ka dhacay Muqdisho

0
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Cabdi Xasan Maxamed Xajaar ayaa maanta guddoomiyey shir looga hadlayay Amniga, kaasi oo ka dhacay magaalada Muqdisho. Shirkaan ayaa waxaa ka...

Shabaab oo la wareegay degaanka Cadakibir

0
Ururka Al-Shabaaba ayaa galabta gudaha u galay deeganka Cadakibir ee gobolka Galgaduud. Dagaalamayaal Alshabaab ah oo wata gaadiidka dagaalka ayaa la wareegay deeganka Cadakibir. Sidda ay...

Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay Arrimaha Doorashada

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Soomaaliya, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka u...

Khasaare ka dhashay qarax caawa ka dhacay Muqdisho

0
Qof Shacab ah ayaa ku dhintay, mid kalena waa uu ku dhaawacmay Bamgacmeed lagu tuuray isgoyska Xararyaalle ee Muqdisho. Qof ka mid ah dadka deegaanka...

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo gaaray deeganka Farlibaax

0
Wafdi uu hor kacayay guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan ayaa gaaray deeganka Farlibaax oo magalada Beledweyn u jira masaafo dhan 45KM dhanka galbedka. Guddomiyaha...

Maxkamadda Sare Ee Somaliland oo ku dhawaaqday in ururada siyaasaddu furan yihiin.

0
Maxkamadda Sare Ee Somaliland ayaa hadda ku dhawaaqday in ururadii siyaasaddu furan yihiin ka gadaal maalmo laga dhursugayay go’aanka maxkamadda. Xeerkaan ay maanta maxkamaddu ku...

Kolonyo uu la socday Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo la weeraray

0
  Wararka laga helayo duleedka Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in Kolonyo uu la socday Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan la...

Maamul goboleedyada Soomaaliya oo billaabay dedejinta doorashada.

0
Maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa billaabay dedejinta doorashada Golaha Shacabka ayaga oo shaaciyey kuraas badan oo ay doorashadoodu qaban doonaan dhowaan. Mamaulka Puntland oo ugu dambeeyey...

XULASHADA