Dowladda Oo Ingiriiska Kala Hadashay Ixtiraamka Madax-Bannaanida Soomaaliya

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Afrika ee...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka ...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee...

Taliyaha Ciidanka Dhulka & Janeraal Xuud oo Is-agarad horudhac ah gaaray

0
Waxaa Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan gaar ahaan Xerada lamagalaay kulamo saacado badan qaatay ku yeeshay Taliyaha Ciidanka Dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed...

Mahdi Guuleed & Wakiilka QM oo ka wada hadlay hirgelinta doorashooyinka

0
Ra’iisul wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Amb, Jemis...

Guddiga doorashada Puntland oo shaaciyay doorashada kuraas ka mid ah golaha shacabka

0
Guddiga doorashada Puntland oo maanta shaaciyay doorashada 11 kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka oo laga soo doorto deegaanada maamulkaas. 37 kursi oo Golaha Shacabka...

Xasan Sheikh “Waxaa Suurta Gal Ah In Dalku Uu Dib Ugu Laabto Dowlad Ku...

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Musaharax Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalku haatan ku jiro,iyadoo ay tahay waqti doorasho. Xasan...

Taliska Ciidanka xoogga oo sheegay inay dileen Xubno katirsan Al-Shabaab

0
Ciidamada Qalabka sida gaar ahaan Qeybta 27aad ee Ciidanka xoogga dalka ayaa Howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka sameeyay inta u dhaxaysa Deegaanka Far-libaax...

Guddiga doorashada Gobolada waqooyi oo diiwaangeliyay guddiga xulaya ergada labo kursi

0
Guddiga maamulka Doorashada ee Kuraasta Labada Aqal ee Gobolada Waqooyi Soomaaliland ayaa diiwangeliyay guddiga soo xulista ergada kuraasta tirsigoodu yahay HOP#257 iyo HOP#260. Kuraastaan...

Xubin katirsanaa Al-shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka

0
Cali Nuur Ibraahim oo Magaciisa Afgarashada uu yahay Hamza oo ka mid ahaa Al-shabab ayaa isku soo dhiibay guutada 8aad ee qeybta 60aad Ciidanka...

Maamulka Dhuusamareeb oo Amaro kusoo rogay Musharrixiinta Golaha Shacabka

0
Maamulka magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada dowlad Goboleedka Galmudug ayaa digniino ku aadan sugida amniga Caasimada soo saaray. Gudoomiye kuxigeenka amniga iyo siyaasada maagalada Dhuusamareeb Cabdi...

XULASHADA