Ciidanka dowladda oo sameeyay howlgal lagu qabtay Xubno katirsan Al-Shabaab
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwo katirsan qeybta 27aad ayaa howlgallo culus waxaa ay ka sameeyeen wadada xiriirisa Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle...
Waare oo sheegay inay dacwad ka gudbinayaan Ciidamada uu tababaray Turkiga
Madaxweynihii hore ee dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay Ciidamada ay dowladda Soomaaliya maalin ka hor geysay Magaalada Beledweyne ee Gobolka...
Al-Shabaab oo fagaaro ku toogtay laba ruux
Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa goob fagaaro ah oo ku taalla degaanka Kuunya-Baroow ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa ay ku toogteen laba Rag...
Weerar Askar badan lagu dilay oo ka dhacay Pakistan
Ciidamada Pakistan ayaa shaaca ka qaaday in dagaalyahano hubeysan ay weerar ku qaadeen fariisin ciidamada ammaanka ay ku leeyihiin deegaan fog oo ku yaalla...
Guddiga xalinta khilaafaadka oo Safiirka Ingiriiska kala hadlay caqabadaha doorashada
Guddoomiyaha guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashooyinka Maxamed Cawil Warsame, Gudoomiye ku xigeenka guddiga Maxamed Ibrahim Barre iyo Xoghayaha guddiga marwo Fardowsa Mataan Buulle ayaa kulan...
Maamulka Hirshabeelle oo DF ka dalbaday Ciidamo dheeraad ah
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad-gobaleedka Hirshabeelle, Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo ka jawaabayay amarkii ka soo baxay Golaha Wasiirada ee ahaa in ciidamada la geeyay Beledwayne...
Hir-Shabeelle oo shaacisay Magacyada Odayaasha soo xulaya Ergada lix Kursi
Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Hirshabelle ayaa Maanta oo Jimce ah waxaa ay shaacinayeen magacyada odayaasha dhaqanka iyo Ururada bulshada Rayidka ee...
Wasiirka Gaashaandhiga oo Talyeyaasha ciidamada faray in ay fuliyaan Amarka Xukumadda
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa talyeyaasha Ciidamada Miletiriga iyo Booliiska ku amray in a fuliyaan amarka ka soo baxay Golaha Wasiirada maalintii...
Somaliland: “heshiiska Dekedda Berbera Itoobiya qeyb kama aha”
Wasiirka Maaliyada ee Somaliland, Dr. Sacad Cali Shire ayaa sheegay in Heshiiskii dekadda Berbera oo ay dowladda Itoobiga ku laheyd saami gaaraya 19% uu...
Yuusuf Dabageed oo sheegay in Guudlaawe uu tagi doono Beledweyne
Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeele Yuusuf Dabageed oo maanta kula hadlay magaalada Beledweyne ayaa sheegay in Magaalada Beledweyne uu tagi doono madaxweynaha Hirshabeele Cali Guudlaawe...

















