Guudlaawe oo shir gudoomiyay kulanka looga hadlayo amniga.

0
Cali Guudlaawe Xuseen Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-shabeelle ayaa shir Gudoomiyay Kulan looga hadlayay Amniga Degaanada iyo Degmooyinka Maamulka Hirshabelle kaa oo ka dhacay Magaalada...

Axmed madoobe oo Qaabilay wafdi ka socday Hay’ada IOM.

0
-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta aqalka madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayey Agaasimaha Bariga iyo Geeska Afrika ee Hay’adda Caalamiga...

Midowga Afrika oo hakiyey dood ku saabsaneyd in Israa’iil lagala noqdo aqoonsiga

0
Ururka Midowga Africa, ayaa cambaareeyey afgambiyada dhowaan ka dhacey qaaradda. Maalintii xiritaanka ee shir madaxeedkan oo ka dhacey caasimadda Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ayaa...

Maraykanka Oo Helay Xog Cusub Oo Ku Aadan Duulaanka Ruushka Ee Ukraine

0
Wararka ka imaanaya Mareykanka ayaa sheegaya in saraakiisha ammaanka ay ka digeen in haddii duulaan toos ah uu Ruushka ku qaado dalka Ukraine uu...

Farmaajo Oo Magaalada Addis Ababa Kula Kulmay Madaxweynaha Saambiya

0
Madaxweynaha somaliya axamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Shir-madexeedka Midowga Afrika ee ka socda Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya kulan doceed kula qaatay Madaxweynaha...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulamo ka wada Beledwayne

0
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo maanta gaarey magaalada Beledwayne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin xallinta tabashada ay qabaan dadka ka...

Ciidamada dowladda iyo Al-shabaab oo ku dagaalamay Degmada Diinsoor.

0
Wararka ka imaanayo Degmada Diinsoor ee gobolka Bay ayaa sheega, in dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac uu gelinki danbe ee shalay halkaasi ku dhaxmaray,...

Diiwaangelinta musharrixiinta kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo ka billaabatay Jowhar

0
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer  Dowlad Goboleedka ee Hir-Shabeelle ayaa Maanta Magaalada Jowhar ka bilaabay diiwaangelinta musbarrixiinta ku tartami doona laba kamid ah kuraasta Golaha...

RW Rooble oo dowladda Britain kala hadlay u gurmashada dadka abaartu saameysay

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee Dowladda UK u qaabilsan ka hortagga Macluusha iyo Arrimaha...

Ciidanka Danab oo Howlgalo Qorsheysan ka sameeyay Jubada Hoose.

0
Ciidamadda Doorashada ayaa Howlgalo Qorsheeysan waxa ay ka sameeyeen Deegaanada kala ah Sanguuni, Muse Xaajji, Arraare, iyo Koban oo dhamantood hoostaga Gobolka Jubada Hoose. Ciidamada...

XULASHADA